Home Wararka Maanta Farmaajo oo 5 sano Kadib Maantay ka Guuraaya Madaxtooyada iyo Xasan Shiikh...

Farmaajo oo 5 sano Kadib Maantay ka Guuraaya Madaxtooyada iyo Xasan Shiikh Oo 5 Sana ka dib Dib ugu soo laabaanaaya

0

Waxaa maanta lagu wadaa in xarunta madaxtooyada Soomaaliya ay ka dhacdo xil wareejin, iyada oo ay ku kala wareegayaan madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo kan cusub Xasan Sheekh Maxamuud.

Kadib hal sano iyo shan bilood oo ay daahday doorashadii Soomaaliya, maanta oo isniin ah ayuu ugu dambeyn madaxweyne haysta sharciyadda muddo xileed uu ku shaqeeyo oo dhamaystiran fariisanayaa madaxtooyada.

Hawlaha ugu horeeya ee lagu wado in madaxweynaha cusub uu qabto ayaa waxaa ka mid ah magacaabista agaasimaha madaxtooyada.

Ad
Previous articleCiidamda Galmudug Iyo Kuwa Ahlusuna oo Markale Dagaal Qaraar Dhexmaray
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Munaasabada Xilwareejinta Madaxwaynaha Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here