Home Wararka Somaliya DHAGEYSO: Sheekh shaakir oo Ka hadlay duulaanka lagu yahay Guriceel, Xaalada Galmudug,...

DHAGEYSO: Sheekh shaakir oo Ka hadlay duulaanka lagu yahay Guriceel, Xaalada Galmudug, iyo Ciidanka Dowlada ee Dagaalka Ku Jira

0

Hogaamiyaha Ahlusuna sheekh maxamed shaakir cali xasan oo gabal dhicii shir jaraa’id ku qabtay guriceel ayaa kaga hadlay Xaaladaha dagaal ee ka jira Guriceel iyo deegaanada ku dhaw.

Ugu horeyn waxa uu sheekh shaakir sheegay inay soo dhaweenayaan culimada iyo waxgaradka ku baaqay in nabad lagu dhameeyo xiisada oo colaada la joojiyo.

Ahlusuna waxay sheegtay in dhankooda ay diyaar u yihiin in xabad aan xal loo arkin oo la iska kaashado dagaalka al shabaab meeshii iyaga lasoo weerari lahaa.

Sheekh Maxamed shaakir oo umuuqday mid kasoo dabcay sidii hore ayaa isku loogay galmudug oo xitaa sheegay in ay diyaar uyihiin in guriceel nidaamkii hore uga jiray galmudug lasoo celiyo ciidamada dawladana uga digay in ay soo weeraraan guriceel.

Ad
Previous articleAkhriso:- Heshiiska Dhexmaray Madaxweyne Farmaajo Iyo Rooble oo dhameystiran
Next articleDowladda Serbia ayaa ka mid noqotay waddamadda reer Yurub ee lagu tegi karo Baasaboorka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here