Home Wararka Somaliya Galmudug Dhageyso Midowga Musharaxiinta oo sheegay in Ra’isul Wasaaraha ay kala hadleen Doorashada...

Dhageyso Midowga Musharaxiinta oo sheegay in Ra’isul Wasaaraha ay kala hadleen Doorashada boobka ah

0

Shir jaraa’id oo goor dhaw Muqdisho ku qabtay Daahir Maxamuud Gelle ayuu kaga hadlay xaaladda dalka iyo Dooorashada boobka ah.

waxuu shegay in Ra’isul Wasaaraha ay kala hadleen doorashada aysan ku qanacsaneen dadka soomaaliyed, islamarkaana uu la wadaagay Musharaxiinta in Shir Deg Deg ah ay isugu imaanayaan Maamul gobaleedyada iyo Ra’isul wasaaraha soomaaliya.

 

Halkaan ka dhagayso Shirka jaraa’id ee Daahir Geelle

Ad
Previous articleMaxay ka wada Hadleen Musharaxiinta iyo Ra”isul Wasaare Rooble
Next articleShir kismaayo uga Furmay Maamul gobaleedyada iyo Dowlada dhaxe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here