Home Wararka Maanta Deg Deg Dagaal ka socda Muqdisho iyo Ciidamo Culus oo gaaray Goobta...

Deg Deg Dagaal ka socda Muqdisho iyo Ciidamo Culus oo gaaray Goobta dagaalka

0

Duleedka Daaru-salaam waxaa ka socda Dagaal u dhaxeeya Ciidamada NISA iyo Haramcad oo isku dhinac ah iyo dadka Deegaanka, waxaana la iisheegay in la isku haysto guri dhismihiisu halkaa ka socday.

Dagaalka oo culus waxaa la iisheegay in dadkii eeriyadaas deganaa ay barakaceen waxaana Goobta gaaray Farxaan qaroole iyo Taliyaha NISA ee Gobalka Banaadir Muxudiin Warbac.

Ragii hubeysnaa ee Deegaanka ayaa is difaacay waxayna koreen masaajid ku yaala Goobta Dagaalku ka socdo.

raga Halkaasi lagu weeraray ayaa diiday inay isdhiibaan waxayna dalbadeen inay u yimaadaan masuuliyiin sar sare ee Dowladda ah

Ad
Previous articleWafdi ka socda Hirshabelle oo gaaray Gurceel (Sawiro)
Next articleWasiir Axmed Fiqi oo Si Rasmi ah Xilka kala Wareegay wasiir Jeneraal Mukhtaar (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here