Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamo Taabacsan Ahlusuna oo dib ula wareegay Deegaankii Maanta Laga saaray

Ciidamo Taabacsan Ahlusuna oo dib ula wareegay Deegaankii Maanta Laga saaray

0

kooxaha Taabacsan Ahlusunna ayaa dib u qabsadey deegaanka Bohol oo duhurnimadii maanta ay kala wareegeen Ciidamada Dowlada.

Wararka ayaa sheegaya in dagaal qaraar oo halkaa ka dhacay uu sababey dhimashada in ka badan shan ruux iyo dhaawaca labaatameeyo kale oo isugu jirta saraakiil iyo askar lakala geeyay Dhuusamareeb & Caabudwaaq.

Dhinacyada dagaalamey ayuu mid walbaa dagaalkan ka sheegtay guulo, walow aysan jirin cid ka madax banaan oo xaqiijin karta sheega-shadooda, dadka deegaanka ayaa sheegaya in ay suuragal tahay in galabta mar kale dhinacyadu fooda is daraan maadaama ay iminka jiraan abaabulo kale oo halkaa ka socda.

Ad
Previous articleSarkaal sare oo Galmudug Xil ka Soo qabtay oo Muqdisho Xil Looga Magacaabay
Next articleSanater C/xakiin Macalin Axmed oo si Kulul uga Hadlay Dagaalada Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here