Home Wararka Maanta Weriye ayaa Goor dhaw Lagu dhaawacay Muqdisho

Weriye ayaa Goor dhaw Lagu dhaawacay Muqdisho

0

Xabad uu riday askari booliis ah ayaa afka uga dhacday weriye u shaqeeya telefishinka M24 ee Muqdisho.

Weriyaha la dhaawacay ayaa ku sugnaa Agagaarka Hotelka Hayat ee Muqdisho, waxuunu Halkaasi ku aaday inuu soo tabiyo Xaalada Goobta uu weerarku ka dhacay

Ad
Previous articleWeerarkii Hotel Xayaat oo ugu Danbayn Lasoo Afjaray
Next articleDEG DEG:Farmaajo oo Gaaray Xarunta Baarlamaanka iyo Buuq Xoogan oo ka Bilowday Gudaha Baarlamaanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here