Home Wararka Maanta Dhaliyaro Soomaali ah oo meydkooda Laga Soo Helay Xuduudka Turkiga iyo Giriiga

Dhaliyaro Soomaali ah oo meydkooda Laga Soo Helay Xuduudka Turkiga iyo Giriiga

0

Xadka ay wadaagaan dalalka Turkiga iyo Gariiga waxaa qabow dartiis ugu geeriyooday 19-qof oo tahriibayaal ah, waxaana labada dal midbo midka kale ku eedeeyay masuuliyada dhimashada dadkaasi.

Dadka ku geeriyooday xadka Turkiga iyo Gariiga waxaa kamid noqday labo wiil oo Soomaali ah kuwaa oo baxay dalka Turkiga kuna sii jeeday dalka Gariiga si au uga sii gudbaan wadamada kale ee Yurub.

Labo wiil oo Soomaali ah oo magacyadooda lagu soo gaabiyay Abuubakar iyo Yaxye ayaa kamid noqday dadka ku dhintay qabowga barafka xoogan ee ka da’ay xadka ay wadaagaan Gariiga iyo Turkiga.

Ad
Previous articleQamri Farabadan iyo Ragii Watay oo Gudaha Magaalada Gaalkacyo lagu Soo Qabtay
Next articleMilkiilaha Facebook oo Qasaaray 230 Bilyan oo Doolar iyo Culays Soo Wajahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here