Home Wararka Maanta Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran Oo La Soo Gabagabeeyay Iyo War-Murtiyeed Laga Soo...

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran Oo La Soo Gabagabeeyay Iyo War-Murtiyeed Laga Soo Saaray

0

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa war murtiyeed ka soo saaray shir Muqdisho ugu socday Afar cisho, waxaana Goluhu ka soo saareen illaa Shan qodoboo ka mid ah Sugidda Amniga, La dagaalanka Argagixisada, Dardar gelinta dib u eegista Dastuurka, Dimoqraadiyeynta iyo Doorashooyinka.

Golaha ayaa isku raacay in dalka laga dhaqan geliyo nidaamka Xisbiyada Qaran, in dalka laga hirgeliyo doorashooyin xor ah oo hufan, kuna saleysan cod bixiyeyaal diiwaan gishan iyo Xisbiyo u tartama

Sidoo kale Waxaa Golaha Wadatashiga Qaran isku raaceen in la qabto labo doorasho, mid Heer Federaal iyo Dowladaha Xubnaha ka ah dowladda Federaalka.

Ad
Previous articleDowladda oo Mar Sadexaad Shaacisay in ay korotay khasaaraha Dhimasho ee ka dhashay qaraxyadii Soobe
Next articleAqalka Cad oo War kasoo saaray qaraxyadii lagu hoobtay ee ka dhacay Soobe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here