Home Wararka Maanta Deg Deg Qaraxyo Goor dhaw ka dhacay Suuqa Degmada Afgooye

Deg Deg Qaraxyo Goor dhaw ka dhacay Suuqa Degmada Afgooye

0

Laba Qarax ayaa la sheegayaa inay ka dhaceen Suuqa ariga Lagu iibiyo ee Degmada Afgooye Gobalka Sh/Hoose, waxaana la sheegayaa in 5 ruux ay geeriyoodeen ku dhawaad 18 kalana ay dhaawac yihiin

ilo wareedyo ku sugan Afgooye ayaa noo Sheegay in Qaraxyadu ay ahaayeen kuwa Goobta Lagu sii diyaariyay

Ciidamo ka tirsan Boliiska ayaa gaaray Goobta ay ka dhaceen Qaraxyada, waxaana Laga Cabsi qabaa wili in Qaraxyo ay ku diyaarsanyihiin Suuqa ariga ee Degmada Afgooye

Ad
Previous articleDeg Deg: Xubno Ka Tirsan alshabaab oo Caabudwaaq Lagu Qabtay
Next articleMuqdisho Guri Lagu diyaarinaysaa Qarax oo Jug Culus ay ka dhacday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here