Home Wararka Maanta P.M Rooble oo Ka Horyimid Talaabo uu Qaaday Wasiirka Arimaha Dibada DDF

P.M Rooble oo Ka Horyimid Talaabo uu Qaaday Wasiirka Arimaha Dibada DDF

0

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ku wargeliyay Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya in laga bilaabo 1 Janaayo 2022 shaqaalaha dowladda ee la bedelay ama shaqada laga qaaday aanay waafaqsaneyn go’aankii Golaha Wasiirada.

waxaana la faray in dhammaan shaqaalahaas dib loogu fasaxo howlahooda shaqo, dibna loogu celiyo goobihii iyo xafiisyadii ay ka shaqeynayeen si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo.

Sidoo kale waxaa la faray dhammaan hey’addaha dowladda ee warqadan ogeysiinta lala socodsiiyay inay qabsadaan howlaha kaga aadan fulinta amarkan.

Ad
Previous articleMaxkamadda Racfaanka ee magaalada Hargeysa oo Xukun Adag Ku Riday Wariye Coldoon
Next articleXaaska Madaxweynaha Ukraine ayaa Shaacisay wixii ninkeeda kala qabsaday Subixii uu dagaalka bilowday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here