Home Wararka Maanta DEG DEG: Mid ka mid Ragii Weerary Hotel Xayaat oo Isku Dhiibay...

DEG DEG: Mid ka mid Ragii Weerary Hotel Xayaat oo Isku Dhiibay Ciidanka Dowlada

0

WAR CUSUB OO DEG DEG AH

Xubin katirsanaa Alshababkii weeraray hoteelka Xayaat ee Muqdisho ayaa goordhaw isku soo dhiibay ciidamada dowladda ,sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil amniga qaabilsan.

Weli waxaa socda howlgalka ay ciidamada dowladda ku doonayaan in ay kusoo af-jaraan weerarka hoteelka Xayaat ee Muqdisho.

Rasaas teel-teel ah ayaa weli laga maqlayaa gudaha hoteelka.Laamaha amnig ayaa sheegay saacad kadib in ay soo af-jari doonaan weerarkan oo xalay soo bilowday.

Ad
Previous articleWeerarkii lagu qaaday Hotelka Xayaat oon wali lasoo afjarin iyo Qaraxyo lasoo saaray (Sawirro)
Next articleDeg Deg Mid ka mid ah xubnihii dagaalamayay oo isa soo dhiibay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here