Home Wararka Maanta Gudiga doorashooyinka oo lagu Amray inay Ka Guuraan Hotel aya Ka Daganayeen...

Gudiga doorashooyinka oo lagu Amray inay Ka Guuraan Hotel aya Ka Daganayeen Muqdisho iyo Sababta oo la Shaaciyay

0

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa walaac xoogan ka muujiyay dhaqaale la’aanta Soo wajahday Guddiyada kala duwan ee Doorashooyinka oo mudo 3 blood ah aan Mushaar qaadan.

Sidaas oo kale goobta ay guddiga ku shaqeeyaan ee AIRPORT HOTEL ayaa amray in ay ka guuraan goobta 10 maalmood gudahood, maadaama ay ku guuldareysteen in ay baxshaan kiradii lagula heshiiyey.

Sida ka muuqata warqadan oo katimi maamulka goobta ay degnayeen guddiga ayaa faraysa in 10 maalmood uga baxaan goobahan, hadii ay ay diidaana talaabo la kulmayaan.

Ad
Previous articleMs. Fiona Lortan oo loo Magacaabay Booska ergay Horay Soomaaliya Looga Cayriyay
Next articleCali Guudlaawe oo Amar Siiyay Ciidamada AMISOM ee Baladweyne jooga(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here