Home Wararka Maanta Gaari La sheegay inuu Qaraxyo Ku Raranyihiin oo Gudaha Ugalay Madaxtooya iyo...

Gaari La sheegay inuu Qaraxyo Ku Raranyihiin oo Gudaha Ugalay Madaxtooya iyo Shaki Xoogan oo ka Taagan Madaxtooyada

0

Gaari la sheegay inuu watay nin la dhashay Marwada koowaad ayaa markii uu sii galayay Madaxtooyada Albaabka Gate One waxaa ka shakiyay Eeygii baarayay deetana ka cararay.

Sidoo kale waxaa la sheegay in Ey labaad oo gaariga baarayay uu isna sidaas oo kale uga cararay, sidaas darteed ayuu tuhun weyn ka galay Ilaalada Madaxtooyada oo isugua jira AMISOM iyo Koofiyo Gaduud.

Koox miina baarayaal ah ayaa loo dalbay si loo xaqiijiyo in gaariga walxa qarxa ku xiran yihiin, waxaana gebi ahaanba la joojiyay gelitaanka iyo ka bixida Madaxtooyada.

Ad
Previous articleHalkaan Ka akhriso Codka laga Duubay Madera oo ku Turjuman Af-Soomaali
Next articleXildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo Si Cajiib ah uga Hadlay Ceyrintii Faransisco Madera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here