Home Wararka Somaliya Masuul sare oo ka Tirsan Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo ku geeriyooday...

Masuul sare oo ka Tirsan Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo ku geeriyooday Galmudug

0

Alle ha u naxariistee Waxaa La sheegayaa in agaasimihii Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Degmada Hobyo Abdiqadir Said Yusuf ( Quuriye ) oo xanuunka Covid19 ugu geeriyooday Gaalkacyo.

Agaasimaha ayaa La sheegayaa inuu Maalimihii dambe xanuun dareemaayay islamarkaana uu qabay Caabuqa Covid19.

Geerida Masuulkaan ayaa Caawa La xaqeejiyay, waxuuna ku geeriyooday Magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug.

COVID19 ayaa  si weyn ugu faafay Soomaaliya waxuuna sanadkaan Gudahiisa uu galaaftay Nolosha Dad badan oo Culimo aqoonyahano iyo Masuuliyiin Dowladeed ah

Ad
Previous articleQaramada Midoobay oo Dhawaan xarun ka Furanaysa Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug (Sawiro)
Next articleKiisaska Covid19 ee Soomaaliya Maxaa iska Bedelay (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here