Home Wararka Somaliya Sawiro: Madaxweynaha Galmudug oo soo gaaray Magaalada Gaalkacyo

Sawiro: Madaxweynaha Galmudug oo soo gaaray Magaalada Gaalkacyo

0

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar dhulka ah oo uu kaga ambabaxay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka ku gaaray Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka mudug.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa Galkaayo ku soo dhaweeyay Taliye ku Xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed General Kaniif iyo masuuliyiin kale.

Madaxweynuhu Maalmaha uu joogo Gaalkacyo waxaa uu kulamo la qaadan doonaa Maamulka Gobolka Kan Degmada iyo Waxgaradka Gaalkacyo.

Ad
Previous articleAskar Tababar ku qaaday Jabuuti oo Maanta dalka dib Loogu soo caliyay (Sawiro)
Next articleMadaxweynaha Jabuuti oo Maanta la caleema saarayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here