Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan shiikh oo Ka Hadlay Heshiiska Bada Soomaaliya loogu Wareejiyay Turkiga...

Madaxweyne Xasan shiikh oo Ka Hadlay Heshiiska Bada Soomaaliya loogu Wareejiyay Turkiga iyo Waxa Sababay

0

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay dawladdu kuwareejisay dawladda Turkiga ammaanka Badda Soomaaliya, iyadoo looga gol leeyahay dhawrida xornimada iyo Gobonimada Soomaaliya, 10 sano ay heyn doonto.

Madaxweyne Xassan ayaa sheegay in heshiiska lagu difaacayo dalka, Itoobiya ayuu sheegay in ay xadgudubsameysay oo ay quursatay awooda Soomaaliya, ayna soo socota oo Badda Somalia doonayso in ay qaadato, cida kaliya ee Caalamkii loo qeylo dhaamiyey soo jawaabtayna ay tahay Turkiga.

Madaxweyne Erdogana ku dhawaaqay in uu sugayo Ansixinta baarlamaanka Soomaaliy, kaas oo hadda fadhiya.

Sida uu madaxweyne Xassan Sheekh kahor sheegay baarlamaanka Soomaaliya, Turkiga goob kasta oo Soomaaliya ah saldhig Milateri ayay ka sameyn karaan, iyagoon u baahneyn ogolaanshaha dawlad gobaledyada, taas waxay ka dhigan tahay Saylac in saldhig ay Turkigu ka dhigan karaan.

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Heshiiskii Lagu Soo xiray Damicii Itoobiya ee Badeena
Next articleMuuse Biixi oo Si Cara leh ugu Hadlay Go,aan Difaaca Bada Soomaaliya ee Turkiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here