Home Wararka Maanta Dagaal khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo Ka Dhacay Degmo ku Taal...

Dagaal khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo Ka Dhacay Degmo ku Taal Shabeelada Dhexe

0

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo maanta ka dhacay qaybo kamid ah degmada Raaga Ceelle ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaas oo uu dhexeeyay burcad hubeysan iyo ciidamada ammaanka ee degmadaasi.

Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ciidamada dowladda Soomaaliya ay weerar ku qaadeen goob ay isbaaro u tiilay rag hubeysan, isla-markaana ay ku hayeen ku dhowaad ilaa 10 baabuur, si ay uga qaataan lacago baad ah.

Guddoomiyaha degmada Raaga Ceelle oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa ka warbixiyay iska hor imaadkaasi, wuxuuna sheegay inuu ka dhacay dhanka waddada marta xeebta, halkaas oo ay ku dagaalameen labada dhinac.

Ad
Previous articleAlshabaab oo Faahfaahisay Qaabka ay Udileen kuxigeenkii madaxa howlgalinta Ciidnaka Danab oo Xamar lagu Dilay
Next articleMadaxweyne Xasan oo sameynaya isbaheysi cusub oo ka dhan ah Saciid Deni

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here