Home wararka Dalka Dhageyso- Odey Somalia ah oo Tahriib ku Galay Dalka Taliyaaniga Kana Sheekeeyay...

Dhageyso- Odey Somalia ah oo Tahriib ku Galay Dalka Taliyaaniga Kana Sheekeeyay Arimo Badan,,

2

Nin Oday ah islamarkaana Diiday  i Magaciisa warbaahinta loo adeegsado oo la hadlay Idaacada VOA ayaa sheegay inuu ka tahriibay Soomaaliya oo uu Naftiisa ku biimeeyay Biyaha u dhexeeya Talyaaniga iyo Liibiya.

Halkan ka Dhageyso

Ninkaan ayaa Doonta uu saarnaa waxaa ay badda ku jirtay Mudo 8 Cisho ah,waxaana markii danbe badbaadiyay Markab Dagaal oo ay leeyihiin Midowga Yurub.

Ninka Odaygaa ayaa sheegay in dadka uu Tahriibka la galay uu ugu da weyna Asaga islamarkaana uu Tahriibka u soo galay sidii uu Nolol dhaanta mida uu Soomaaliya uga noolaa ugu raadsan lahaa Dalalka Yurub.

tahrib

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here