Home Wararka Maanta Madaxweyne Xassan oo khudbad ka jeediyay shirka Midowga Afrika kana Hadlay Arinta...

Madaxweyne Xassan oo khudbad ka jeediyay shirka Midowga Afrika kana Hadlay Arinta Bada ee Soomaaliya

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa kaga qayb galay furitaanka Shir madaxeedka 37-aad ee Midowga Afrika.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay kulanka, ayaa ku baaqay in la qaado tallaabooyin wadajir ah oo looga hortagayo falalka caqabadda ku ah nabadda iyo amniga ee ka soo ifbaxaya guud ahaan qaaradda.

Madaxweynaha ayaa markale ku celiyay in aan la aqbali karin talaabooyinka ay Itoobiya dhawaan ku dhaqaaqday, gaar ahaan heshiiskii Is-afgaradka (MoU) ee ay la saxeexdeen Somaliland.

Madaxweynaha ayaa tallaabadaasi ku sifeeyay mid baalmarsan sharciyada caalamiga ah iyo Kuwa Afrika islamarkaana aan la aqbali karin

Ad
Previous articleWar Deg Deg Ah: Dhaqaatiir Ajaanib ah oo Alshabaab u Afduubnaa oo Duqayn lagu Dilay.
Next articleItoobiya oo Si xun ula Dhaqantay Wafdigii Xasan Shiikh ee ku Sugnaa Itoobiya iyo Xasan Shiikh oo Deg deg uga soo baxay Adisabaaba

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here