Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Masar iyo Damicii Itoobiya oo…

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Masar iyo Damicii Itoobiya oo…

0

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ajiibay martiqaad rasmi ah oo uu u fidiyey dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi ayaa gaaray magaalada Qaahira ee xarunta dalkaas.

Labada Madaxweyne ayaa ka arrinsan doona xaaladda gobolka iyo danaha wadajirka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar, iyagoo mudnaan siinaya xoojinta xiriirka labo geesoodka ah iyo iskaashiga faca weyn ee ay wadaagaan Labada shacab.

Ad
Previous articleMareykanka oo mar kale si adag ugu hadlay xiisadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya
Next articleAlshabaab oo Weerar Culus ku Qaaday Degmo ka Tirsan Xamar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here