Home Wararka Maanta Deg Deg Qarax ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Deg Deg Qarax ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0

Qarax laga Maqlay inta Badan Magaalada Muqdisho ayaa Goordhow ka Dhacay agagaarka Xera Nacnac ee Degmada Wadajir.

Qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay meel ku dhow xerada ciidanka Nacnaca ee degmada Wadajir.

Qofka ayaa isku qarxiyay maqaaxi laga shaaho. Waxaa jira qasaaro dhimasho iyo dhaawac.

Ad
Previous articleAbiya Axmed oo u Hanjabay Qowmiyada Amaxaarada Xili Khilaaf Xoogan Soo kala dhexgalay
Next articleFaah Faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Xerada NAC NACA ee Muqdisho (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here