Home Wararka Somaliya Galmudug Sawiro: Galmudug oo soo Bandhigtay Ciidan Ahlu-suna oo Dhaawac ah iyo Kuwa...

Sawiro: Galmudug oo soo Bandhigtay Ciidan Ahlu-suna oo Dhaawac ah iyo Kuwa Kale

0

Ciidanka Galmudug iyo Kuw Dowlada ayaa soo bandhigay Ciidan Ka Tirsan Ahlusunna oo lagu Qabtay Dagaalka Shalay Ka dhacay Magaalada Guriceel.

Ciidanka ayaa ku jira Kuwa Dagaalka lagu qabtay iyo Kuwa Kale oo Dhaawac ahaan Lagu Qabtay Shalay.

Saaka Ciidanka Galmudug iyo Kuwa Dowlada ayaa ku wada Sugan Magaalada iyadoo Wararka Mudug24 ay heleyso ay Sheegayaan in uu Goor dhow Dagaal Qarxay.

Ad
Previous articleWararkii ugu dambeeyay Xaalada Gurceel ee Saaka Iyo Goobaha lakala Joogo
Next articleWar Deg Deg Ah: Dagaal dib uga Qarxay Magaalada Guriceel goor dhow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here