Home wararka caalamka Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Weheliye Cirfo oo ka Jawaabay Su.al la...

Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Weheliye Cirfo oo ka Jawaabay Su.al la Xiriirta Halka lagu Qabanayo Shirka Gobolada Dhexe…

0

Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Weheliye Cirfo oo la hadlay Radio Kulmiye ayaa sheegay in aysan wax Wal wal ah ka qabin halka lagu qabanayo Shirka Maamul u sameynta Gobolada Dhexe hadii ay ahaan la hayd Degmada Cadaado iyo Dhuusamareeb intaba.

 

Xuseen Cali Weheliye Cirfo ayaa Tilmaamay in Shirka Maamul u sameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud halkii lagu qabto ay Taageersan yihiin islamarkaana ay Muhiim tahay in Dadka Gobolada Dhexe ku nool ay Maamul Dhistaan.

 

Hadalka Cirfo ayaa ku soo Aadaya xili uu wali Ismaandhaaf ka taagan yahay halka lagu qabanayo Shirka Maamul u sameynta Gobolada Mudug iyo galgaduud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here