Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo ka Hadashay Afduubkii Ka Dhacay Caabudwaaq Amarna Siisay Ciidamada Amaanka...

Galmudug oo ka Hadashay Afduubkii Ka Dhacay Caabudwaaq Amarna Siisay Ciidamada Amaanka Galmudug

0

Dowlada Galmudug waxay cambaaraynaysaa dhacdadii Af-duubka ahayd ee aaga Degmada Caabud Waaq loogu gaystay shaqaale ka tirsan wasaarada arrimaha Gudaha Galmudug Dec. 2, 2022.

Falalka af-duubku waa fal dambiyeed kasoo horjeeda dhamaan sharciga iyo nidaamka.

Dowlada Waxay u mahadcelinaysaa Suldan Ahmed Garbacune iyo Odayashii uu hogaaminayay ee ku gulaystay in ay so dayaan Shaqalihii shalay la afduubay.

Dowlada Galmudug waxay muhiimada kowaad sinaysaa Dhismaha Dowladaha hoose ayado sanadkaan anu ku jirno ay dhismen ila iyo shan dagmo

Ugu danbeyn Dowlada Galmudug Waxaay faraysa hay’adaha Amniga in Amniga Dagmada caabudwaaq gacan buuxda lagu qabto.

Ad
Previous articleBanaan baxyo ka dhan ah Madaxweyne Ruto oo Kenya ka bilaabanaya iyo Raila Odinga oo Wacad maray
Next articleGuddoomiye aadan Maoobe oo loo gudbiyey Mooshin deg-deg ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here