Home Wararka Somaliya Galmudug Taarikada Gaadiidka Galmudug oo Maanta xariga Laga jaray (Sawiro)

Taarikada Gaadiidka Galmudug oo Maanta xariga Laga jaray (Sawiro)

0

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Galmudug Axmed Cabdi Shaalaco, Gudoomiyaha Degmadda Guriceel Faarax Fataate, ku xigeenkiisa Abdishakuur Indho, Taliyaha Booliiska Degmadda Guriceel Cismaan Cali Hudeey iyo Masuuliyiin kale ayaa maanta si wadajir ah u daah-furray Taarkadda Galmudug oo Gaadiidka ka shaqeeya Degmadda Guriceel ay isticmaali doonaan.

 

Wasaaradda Gaadiidka Galmudug ayaa sheegtay in guud ahaan Deegaanadda Maamulku ka shaqeeyo laga hirgalinayo Taarkadda Galmudug si gaadiidka ay u yeeshaan Summad tixraac leh oo Wasaaraddu aqoonsantahay.

Ad
Previous articleDhageyso Faah Faahinta Qaraxii lala Eegtay Taliyaha Boliiska Gobalka Banaadir
Next articleRaisul Wasaaraha soomaaliya oo gaaray Garbahaarey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here