Home Wararka Maanta War Deg Deg ah:Shaqaale ka tirsan safaarada Israel oo lagu weeraray magaalada...

War Deg Deg ah:Shaqaale ka tirsan safaarada Israel oo lagu weeraray magaalada Beijing ee Dalka Shiinaha iyo Dhaawacyo Culus oo ka Dhashay Weerarkaas

0

Shaqaale ka tirsan safaaradda Israa’iil ee magaalada Beijing ee Wadanka Shinaha ayaa la weeraray, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda ee Israa’iil.

Muuqaal argagax leh oo lagu faafiyay baraha bulshada oo loo maleynayo inuu ka dhashay dhacdadaan ayaa muujinaya nin lagu weeraray mindi isagoo waddada maraya.

Weerarkii maanta oo Jimco ah dhacay ayaan ka dhicin dhismaha safaaradda, waxaana la baarayaa sababta ka dambeysay, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda Israa’iil.

“Shaqaaluhu waxa lagu daweynayaa cisbitaal, xaaladdiisuna way deggan tahay,” ayaa lagu yiri bayaanka.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Raysulwasaaraha iyo Wafdi kale oo la Kulmay Hogaamiyaha SSC khaatumo
Next articleMadaxweyne Xasan Sheekh oo jeediyey khudbad xasaasi ah kana hadlay dagaalka Al-Shabaab iyo kan kasocda Qaza

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here