Home Wararka Maanta Wasiirka Amniga oo amar Ku baxshay in 48saac Lagu Soo Gudbiyo Kiiska...

Wasiirka Amniga oo amar Ku baxshay in 48saac Lagu Soo Gudbiyo Kiiska Mukhtar Roboow Xili Laftagareen la saftay Farmaajo

0

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Maxamed Nuur ayaa ka dalbaday Kusimaha Taliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka inuu soo gudbiyo warbixin dhameystiran oo la xiriirta xariga Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur.

Wasiirka ayaa muddo 48 saacadood u qabtay inay hey’adda ku soo gudbiso warbixin dhameystiran, maadaama ehelada Mukhtaar Roobow iyo wakiilada matala ay si joogto uga cabanayaan in aam laga warheyn caafimaadkiisa iyo badqabkiisa, sidoo kalena dalbaday in cadaalad loo helo.

Ciidamada Itoobiya ayaa bishii December 2019 Mukhtaar Roobow ka qabtay Baydhabo, kaddib amar ka yimid dowladda Soomaaliya, xilligaasoo uu isku diiwaan geliyay tartanka doorashada Madaxtinimada Koofur Galbeed, waxaana tallaabada lagu xiray ka dhashay rabshado dad badan ku dhinteen.

Ad
Previous articleLix kursi oo Ka mid Noqonaaya Golaha Shacabka ayaa Mantay La Dooranayaa Xili Qilaaf Xoogan u dhexeeyo Farmaajo iyo Rooble
Next articleMusharax aad ugu Dhawaa Axmed oo lagu Doortay kismaayo XiliBuuq Doorsho taagantahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here