Home Wararka Maanta DEG DEG:Farmaajo oo Gaaray Xarunta Baarlamaanka iyo Buuq Xoogan oo ka Bilowday...

DEG DEG:Farmaajo oo Gaaray Xarunta Baarlamaanka iyo Buuq Xoogan oo ka Bilowday Gudaha Baarlamaanka

0

Madaxweyne hore Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goordhow gaaray Xarunta Villa Hargeysa, halkaasoo la filayo in lagu dhaariyo.

Wararka laga helayp Xarunta ayaa sheegaya in illaa 11 Xildhibaano uu horkacayo C/raxmaan C/shakuur ay mooshin ka gudbiyeen oo ah in aan la dhaarin.

Guux badan ayaa ka socda Xarunta Villa Hargeysa, iyadoo aan la ogeyn sida Guddoonka uu u aqbali doono in mooshinkan dood la geliyo.

Ad
Previous articleWeriye ayaa Goor dhaw Lagu dhaawacay Muqdisho
Next articleFarmaajo oo Ka Mid noqday Baarlamaanka Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here