Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Guulaha laga gaaray Dagaalada ka Socda Gobolka...

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Guulaha laga gaaray Dagaalada ka Socda Gobolka Mudug

0

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kariye( Qoorqoor)  ayaa ugu hambalyeeyay guulaha ay Ciidamada huwanta ah ka soo hoyeen howlgalada ka socda deegaano ka tirsan Gobolka Mudug.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ay waajib tahay inay sii wadaaan howlgallada ila inta degaannada Gobolka Mudug laga saarayo Al-Shabaab.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Madaxweynaha Galmudug.

Ad
Previous articleSawiro: Ciidanka Galmudug oo soo bandhigay Rag Shabaab ka tirsan iyo Hubka ay Wateen
Next articleRa’isul Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiga Doorashada Goballada Waqooyi waxuuna faran in si Deg Deg ah….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here