Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo Shalay Safar DegDeg ah ku yimid Muqdisho iyo...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Shalay Safar DegDeg ah ku yimid Muqdisho iyo Fahfahin laga helay

0

Madaxwaynayaasha Galmudug iyo Koofur-galbeed ayaa la filayaa inay Xubno ka socda Beesha Caalamka kula kulmaan Magaalada Muqdisho Madaxwaynaha Galmudug ayaa Shalay Galinkii Dambe Safar Deg Deg ah ku aaday Magaalada Muqdisho.

Sida Xogta aan ku helayno waxyaanaha ugu badan ee Kulankan soo dadajiyey ayaa waxa ay tahay Cabashooyin badan oo ka imaanaya Kuraasta lagu Dooranayo Labadan Maamul Goboleed taasoo ah in Kuraasta Badankeed loo xiray Shaqsiyaad Gaara.

Doorashooyinka ka socda Dalka ayaa Hadba Heer soo maray waxaana jira Cabashooyin badan oo Hareeyey Xafiisyada Beesha Caalamka.

 

Ad
Previous articleAbiya Axmed oo Imaaraadka Kala Hadlay Saami Qaybsiga Dekada Berbera
Next articleMusharax Shalay Lagu Weeraray Garowe oo Mantay Xildhibaan Loo Doortay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here