Home Wararka Maanta Madaxweyne Deni oo Gudoomiyihii Gobalka Beri Xilka Ka Qaaday mid Cusubna Magacaabay

Madaxweyne Deni oo Gudoomiyihii Gobalka Beri Xilka Ka Qaaday mid Cusubna Magacaabay

0

Madaxweynr Deni ayaa Magaacabay Gudomiyihi Gobalka Beri Xili isimada Gobalka Bari ay Taagereen PSF xili ka qaadistaan ayaa Kusoo aadaysa Xili xaalada Bosaaso laga Cabsi Qabo in Mar kale Dagaal Ka Qarxo

Garoowe: 13 January 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntlnd Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 001 ee 13-ka January 2022, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Bari.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad.

Markuu la tashaday : Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland.

Marku arkay : Tallo soojeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa Cabdirisaaq Cali Siciid loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Bari

*Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

 

Ad
Previous articleShir looga Hadlayay arimaha Dadka Barakacayaasha ah oo lagu Qabtay Gaalkacyo(Sawiro)
Next articleFaroole oo eedayn Culus u jeediyay Cumar Cabdirashiid Xili usheegay inuu Balan uga Baxay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here