Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: ninkii Dhawaan Bartaha Guriceel ku Dilay Cabdullahi Cali...

War Deg Deg ah: ninkii Dhawaan Bartaha Guriceel ku Dilay Cabdullahi Cali Huudeey oo Gacanta Lagu soo Dhigay

0

Ciidamada Amniga ayaa gacanta kusoo dhigay gacan ku dhiiglihii dilka u geystay Rabbi ha u narariistee Marxuum C/laahi Cali Hudeey oo ka mid ahaa Dhalinyarada ganacsata ah ee Degmada Guriceel.

Gacan ku dhiiglahaan ayaa lagu magacaabaa C/salaam Cali Axmed waxaan Warbaahinta Galgaduud u Xaqiijiyey Gudoomiyaha Degmada Guriceel Faarax Cabdi Macalin.

Dadka Reer Guriceel ayaa aad uga Xumaaday Dilka Oo Ka Dhacay Baratamaha Magaalada Guriceel.

Taliyaha Booliska Guriceel oo la Dhashay Marxuumka La Dilay ayaa  Horay u sheegay inuu Xalku ju jiro kaliya In Gacanta Lagusoo Dhigo lana Maxkamadeeyo Gacan ku Dhiiglaha.

Ad
Previous articleCiidamada Israel oo gaaray irdaha cisbitaalka weyn ee magaalada Gaza
Next articleDeni oo ugu Danbayn ogolaaday inuu la kulmo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here