Home Wararka Somaliya Puntland Axmed Karaash oo magacaabay Guddi Soo Baara Dagaal Dhawaan ka Dhacay Gaalkacyo

Axmed Karaash oo magacaabay Guddi Soo Baara Dagaal Dhawaan ka Dhacay Gaalkacyo

0

Waxaan guddi baaris kusoo sameeya u magacaabay dhacdadii ka dhacday magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug.

1: Cabdullaahi Cabdisalaan Xasan. (Wasiir ku xigeenka Amniga iyo DDR). Gudoomiye

2: Xil Axmed Jaamac Cabdulle. (Xildhibaan Puntland).

3: Xil Cabdiweli Yuusuf Warsame. (Xildhibaan Puntland).

4: Gen. Caydiid Axmednuur Warsame. (Kusimaha Taliyaha Booliiska Puntland).

5: Aadan Cali Maxamuud. (Kusimaha Xeer Ilaaliyaha Maxkamada Ciidanka Qalabka sida ee Puntland)

6: Asad Faarax Maxamed. (Xoghayn)

Ad
Previous articleUK oo qalab ciidan oo dheeraad ah u direysa Ukraine
Next articleTaliyaha cusub ee Booliska Dhuusamareb oo Xilka La Warewgay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here