Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug oo Maanta si weyn Loogu soo dhaweeyay Muqdisho (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo Maanta si weyn Loogu soo dhaweeyay Muqdisho (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho kadib safar kooban oo uu ku tagay dalka dibadiisa.

Madaxweynaha waxaa Garoonka Diyaaradaha Kusoo dhaweeyey Gudoomiye Ku xigeenka labaad BFS, Qaar ka mid ah Golaha wasiirada XFS, xildhibaanada labada aqal ee BFS iyo masuuliyiin sare oo heer Federaal iyo Heer Galmudugba ah.

Madaxweynaha Ayaa Maalmihii la soo dhaafay ku maqnaa safar dibada ah waxaana Maanta soo dhaweeyay Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda Fedraalka Soomaaliya.

Ad
Previous articleMaleeshiyaad habaysan oo Matabaan ka gaystay dil ku lug lahaa aana Qabiil
Next articleRa’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo Magaacabay Guddi Baara Cabashada Waalidiinta Caruurtooda Tebaya (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here