Home Wararka Somaliya Puntland Deg Deg: Diyaaradii Sababtay Dagaal Khasaaro Badan Dhaliyay oo Ugu Danbayn Ka...

Deg Deg: Diyaaradii Sababtay Dagaal Khasaaro Badan Dhaliyay oo Ugu Danbayn Ka Dagtay Garoonka Bosaaso iyo Deni oo Ku Fashilmay inuu Dib u celiyo

0

Warar madax banaan ayaa xaqiijinaya in Kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya Sacdiya Salaad diyaaradii ay saarnayd ay ka dagtay magaalada Boosaaso.

ka dib markii ay saacad kahor celisay Puntland, Duuliyaha diyaaradda ayaa sheegay in uusan Shidaal haysan uu kula laabto Muqdisho, taas oo halis galinaysa bad-qabka wafdiga iyo rakaabka saarnaa diyaaradda.

Iska horimaad khasaare geystay ayaa dhacdadan ka dhashay, kaas oo dhexmaray ciidamada PMPF-ta iyo PSFta ee kusugan magaalada Boosaaso, ciidanka PSF ayaa doonayey in ay soo galbiyaan kolonyada wafdiga Kusimaha Madaxweynaha, halka PMPF-tuna ay haysteen amar kasareeya oo ah in aysan oo dagi karin.

Isimadda gobalka Barri ayaa dhankooda amray in diyaaraddu dagto, bulshada la gaarsiiyo Deeq gargaar ee ay galbinayso Kusimaha Madaxweynuhu.

 

Ad
Previous articleDagaal Qaraar oo Ka socda Boosaaso iyo Faahfaahin Kasoo Baxaysa Dagaalkaas
Next articleErateria oo xog Cusub shaacisay kuna saabsan Ciidamadii Xasan Sheikh uu booqday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here