Home Wararka Somaliya Hirshabeelle DEG DEG: Ciidamada Huwanta oo goordhow la Wareegay Degmada Buqaqable ee ...

DEG DEG: Ciidamada Huwanta oo goordhow la Wareegay Degmada Buqaqable ee Gobalka Hiiraan

0

Ciidamada xogga dalka oo kaa shanaayo ciidamada dib u xureeynta deegaanada Hiraan ayaa si rasmi ah ula wareegay Degmada Buq Aqable ee Gobolka Hiiraan.

Xoreynta Degmada Buq Aqable ayaa ka dhigan in alshabaab gacantooda kabaxday magaalo weyn oo muhiim u aheyd jiritaan khawaarijta.

Buq-aqable, Buula-Burte ayay galbeed 40km ka jirtaa, waxaana gudaha u galay Isbahaysiga Is wato Ee Military-ga iyo dadka deegaanka.

Waxaa degan Beesha Gaal-jecel oo maalin ka hor ku shiray Muqdisho, maant war fiican ka keenay.

Hadda Hiiraan, waxa kaliya ay ku hartay alshabaab Buq-Goosaar & Shaaw, waxaana looga fadhiyaa, Ceel-Cali, Baadi-Cadde in ay u kaashadaan Dowladda.

 

 

Ad
Previous articleSaraakiil Sare oo Kormeeray Degaanadii Shalay Laga Saaray Alshabaab ee Galmudug(Sawiro)
Next articleCiidamada loo Diray Deeganada ceel lahelay oo caawa Dib ugu Soo laabtay Dhiisamareeb iyo Khilaaf soo Kala Dhexgalay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here