Home Wararka Somaliya Daawo sawirada Degmada bud-bud oo hormar balaaran ku talaabsatay goormee kuugu danbeysay/

Daawo sawirada Degmada bud-bud oo hormar balaaran ku talaabsatay goormee kuugu danbeysay/

0

Waxaa Wali Socota Socdaalka Wariyaasha Mudug24 ku Marayaan Deegaanada Galmudug Waxana ugu Danbeeyay Socdaalka Wariyaasha ku Tageen Degmada Bud Bud,

Degmada Bud Bud Ayaa Xaga Dhismaha Bilowday Hormar Balaaran kaasi oo Dadka Deegaanka Ku Talaabsaden isla markana Laga Dhisay iskuulo Tayo leh.

Sawirada Waxaa kamid ah Kuwa Aan Qaadanay Xili Ardeyda ay u Socdaan Goobaha Wax Barashada isla makana Magaalada Hormar Balaaran laga Dareemayo

Bud Bud oo ah Degmooyinka Galmudug kuwooda ugu Qadiimisan ayaa Dadka Halkaasi kasoo Jeeda Waxaa ka Dareemeysa Qaabka Mar Walbo Nabada u Jecelyihiin iyo Hormarka Dhulkooda,

Ad
Next articleHogaamiye ka tirsan Kooxda Shabaab oo lagu dilay Weerar ay Fuliyeen Dowlada iyo Ciidanka Amison

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here