Home Wararka Maanta siyaasi Axmed Atiiq iyo walaalkii oo loo toogtay ayagoo TVga toos uga...

siyaasi Axmed Atiiq iyo walaalkii oo loo toogtay ayagoo TVga toos uga Hadlaaya

0

Siyaasi hore oo u dhashay dalka Hindiya, oo lagu helay fal afduub ah, ayaa si toos ah loo toogtay, isagoo TV-ga ka hadlayey isaga iyo walaalkii.

Atiq Axmed, oo ay booliisku galbinayeen, ayaa isagoo la hadlayay warfidiyeenada, waxaa loogga toogta bistoolad madaxa, xilli uu ku sugnaa Prayagraj, oo loo yaqaano Allahabad.

Kadib markii uu falku dhacay habeenimadii sabtida, ayaa waxaa si deg deg ah isku soo dhiibay saddex nin oo wariyaal iska soo dhigay, kuwaasi oo xabsiga la dhigay.

Wiil dhalinyaro ah oo uu dhalay Axmed, ayay booliisku toogteen maalmo ka hor.

Daraasiin kiisas ah, oo ay ku jiraan afduub, dil iyo baad, ayaa la diiwaan geliyay ee uu ku kacay Atiq Axmed labaatankii sano ee la soo dhaafay.

Ad
Previous articleMaamul Goboleed kale oo Wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab Uu ka Bilowday iyo Deegaano badan oo la Qabtay
Next articleWararkii ugu dambeeyay ee dagaalka xooggan ee Sudan gilgilay oo maalintii Saddexaad galay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here