Home Wararka Maanta DEG DEG: ururka Daacish oo Xiry Qaybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha

DEG DEG: ururka Daacish oo Xiry Qaybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha

0
Ururka Daacish, ayaa saakay xiray qaybo ka mid ah suuqa weyn ee Bakaaraha gaar ahaan qaybo ka mid ah Bagaashka iyo daawada.
Daacish, ayaa hore u qaaday tilaabo nuucaan oo kale ah, waxaase ka horyimid oo albaabada dib u furay ciidamada amniga gaar ahaan ciidamada Nabadsugidda ee degmada Howlwadaag iyo saldhiga booliska degmada Howlwadaag.
Dowlada Soomaliya iyo Laamaha Amniga ayaa wali Wax Talaabo ah Qaadin Arintaan oo Goordhow lagu baarugay.
Daacisha ayaana Ganacasaatada Suuqa Bakaaraha Si joogt ah uga Qaada Lacago Baad ah oo Ugu Yeeraan Zakawaat.
Ad
Previous articleSoomaaliya iyo Mareykanka oo Arrimo Muhiim ah kawada hadlay (Sawirro)
Next articleFaahfaahin: Dagaal Culus oo kasocdà Gobalka Hiiraan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here