Friday, July 19, 2019

Wararka Maanta ee Mudug24




Wararka kale ee Maanta

(War deg deg Ah) Gaalkacyo oo lagu dilay Suldaan Cabdulaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo ka mid ahaa Salaadiinta Galmudug

Dabley Hubeysani Ayaa Goor dhow Gaalkacyo Ku dilay Suldaan Cabdulaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo ka mid ahaa Salaadiinta Gobolka Mudug Ee Galmudug. Raga dilka geestay ayaana...

Maamulka Puntland oo Amaro Cusub dul dhigay Hay’ada ka shaqeeya Gobolka Mudug

Maamulka Puntland ee gobolka Mudug ayaa soo saaray amaro cusub oo ku socda Hay’adaha maxaliga ah iyo kuwa caalamiga ah ee ka howlgala gobolkaas Qoraal...

Siyaasi Cabdi raxmaan Cabdi Shakuur oo kasoo horjeestay Taliyaasha Dowlada ee la dalacsiiyay

Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si adag uga soo horjeestay talaabada ay dowlada Somalia ku dalacsiisay taliyaha qeybta Booliska gobolka Banaadir S/guuto...

(Sawiro) Magacyada Taliyaal iyo Saraakiil Ciidan oo loo Dalacsiiyay Darajooyinkooda ciidanka

Madaxweynaha dowlada Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dalacsiiyey qaar ka mid ah saraakiisha amaanka gobolka Banaadir. Munaasabad dalacsiintaas lagu shaacinayey ayaa caawa lagu qabtay xarunta...

(War hada Ah) Gaalkacyo Iyo Deegaano kale oo Caawa laga arkay Dayax Madoobaad

Waxaa Caawa Magaalada Gaalkacyo iyo Deegaanada u dhow laga arkay Dayax Madoobaad. Abaaro 11:00 Fiidnimo ayuu bilowday Dayax Madoobaadka waxana la dareemayaa xiligan oo Gaalkacyo...

(Sawiro) Qaabka Dowlada ula Wareegtay Amaanka Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb

Ciidamada Nabad-sugidda iyo booliiska dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay sugidda amniga magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug. Ciidanka maanta...

Dowlada Somaliya oo la Wareegtay Amaanka Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay guud ahaan la wareegtay Amniga Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug, islamarkaana laga wareejiyay maamulka Ahlusunna oo...

Kooxda Shabaab oo Shaacisay Magaca iyo Qabiilka Ninkii isku Qarxiyay Kismaayo

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa galabtii jimcaha weerar isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah ku qaaday Hotelka Cas Caseey ee magaalada Kismaayo, waxa...

(Sawiro) Kulan lagu taageerayo Dhismaha Galmudug ee Dowlada wado oo Muqdisho ka socdo

Waxaa Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho ka socota kulan balaaran oo lagu taageerayo dib u dhiska Galmudug mideysan iyo dadaalada iyo Ra’isul Wasaaraha Xukuumada...

Denmark oo Sharuud ku xirtay Qaxootiga doonaya in dib loogu soo celiyo Sharciyadooda Deganaanshaha

Xukuumadda cusub ee dalka Denmark ayaa la sheegay inay debcisay Go’aankii adkaa ee lagula macaamili jirey dadka Muhaajiriinta ee ku nool dalkaasi, gaar ahaan...

Amin Arts oo Sawir ka sameeyay Xiriirka ka dhaxeeya Axmed Madoobe iyo Kooxda Shabaab

Amin Arts oo Sawir ka sameeyay Xiriirka ka dhaxeeya Axmed Madoobe iyo Kooxda Shabaab ee ka dagaalanta gudaha Dalka Somaliya. Qoraaga ayaa sawirka uu sameeyay...

Dhuusomareeb Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliya oo ku wajahan Caasimada Galmudug

Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud waxaa Maanta ku wajahan Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye,kaas oo haatan ku...

(Sawiro) Shirka Midnimada Beelaha Habargidir oo ka furmay Magaalada Hobyo

Waxaa Galabta magaalada Hobyo Ka Furmay Shirka midnimada Iyo Wadatashiga Qaar Ka Mid Beelaha Daga Deegano Ka Tirsan Galmudug. Shirka waxaa ku Sugnaa Odayaasha Dhaqanka...

(Sawiro) Diyaarada Itoobiya Air line oo Garoowe ka bilowday Duulimaadkii ugu horeesay

Diyaarada Itoobiyan Airlines ayaa markii ugu horeeesay duulimaad ku tagtay magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland, kadib heshiis ay Adis Ababa ku gaareen Madaxda...

(Sawir) Indho Cade iyo Siyaasiyiin kale oo gaaray Magaalada Hobyo ee Shirka ka furmayo

Waxaa maanta Hobyo gaaray wafduud kala duwan waxana wafdiga ku jira Siyaasiyiin maqaam ku leh beel weynta Habargidir ee shirka uga furmayo Hobyo. Siyaasiyiinta Caanka...

Ra’iisul wasaaraha Canada oo ka hadlay kana Tacsiyadeeyay Dilka loo geestay Hodan Naleye

Ra’iisul wasaaraha dalka Canada, Justin Trudeau ayaa ka tacsiyeeyay geerida Hodan Naaleeye iyo seygeeda Jaamac Faarid, wuxuu tacsi u diray dhammaan ehelada iyo qoyska. Waxaa...

(Sawiro) Hobyo oo lagu soo dhaweeyay Wafdi iskugu jira Xildhibaanada Labada Aqal ee Barlamaanka

Wafuudii ugu danbeesay ayaa gaareysa Magaalada Hobyo ee Xaruunta dhaqaalaha Galmudug kuwaasi oo ka qeyb galaya shirka la filayo in uu bari ka furmo...

Dhuusomareeb dad loosoo qab qabtay Qaraxyadii Shalay ka dhacay Magaalada

Guddaha magaalada Dhuusa-Mareeb saacadihii ugu danbeeyayb waxaa ka soconayay howlgalo Amaanka lagu sugayo kaddib qaraxyadii is xig xigay ee maalintii shalay halkaa ka dhacay. Saraakiisha...

Turkiga oo sheegay in Trump uu ka Tanaasuli karo Cunaqabateynta uu ku soo rogay Dalkooda

Madaxweyne Erdogan waxa uu sheegay inuu dhigiisa Maraykanka awood Maamul u leeyahay inuusan ku dhawaaqin cunaqabataynta Turkiga, kadib, Qandaraaskii ay Raashiya kaga iibsadeen Gantaalladda...

(Sawiro) Madaxweynaha Hirshabelle oo lagu soo dhaweeyay Dhuusomareeb

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta waxaa ay  gaareen Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud, iyada oo halkaasi...

Ahlu-suna oo ku amartay in Dhuusomareeb ka baxaan Taliyaha Booliska Galmudug iyo Saraakiil kale

Ururka Ahlu Sunna ee wali gacanta ku haya Awoodda degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb ayaa amar ku bixiyay in magaalada Dhuusamareeb uu ka baxo taliyaha...

(Sawiro) Wafuud ka qeyb galeysa Shirka Nabada Beelaha Habargidir oo gaaray Magaalada Hobyo

Waxaa maanta gaaray Magaalada Hobyo wafdi kala duwan kuwaasi oo ka kooban bulshada ku abtirsata beesha Habargidir ee ku nool Koonfurta Dalka Somaliya. Dadka gaaray...

Kooxda Shabaab oo war kasoo saartay Labada Qarax ee Dhuusomareeb ka dhacay

Labo qarax oo miino ayaa maanta ka dhacay magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug, waxaana qaraxyadan ka dhashay khasaaro isugu jiray dhimasho iyo...

(Akhriso) War-murtiyeed laga soo saaray Shirka Beesha Sacad uga Socday Gaalkacyo

4 Cisho Shir ugu socdan beeshaan Magalada Galkacyo ayaa lasoo gaba gabeyay, ayadoo laga soo saaray war murtiyeed qodobo dhowr ah Ka koobnaa Qodobada war...

(Faah faahin) Qaraxa Labaad ee ka dhacay Magaalada Dhuusomareeb ee Caasimada Galmudug

Faah faahino ayaa kasoo baxaya Qarax kale oo goordhaw ka dhacay  magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug, waxaana qaraxan la sheegay in uu...

(War Hada Ah) Qarax kale oo ka dhacay Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb

Qarax kale oo xoogan ayaa goordhaw laga maqlay magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug, waxaana qaraxan la sheegay in uu ka dhacay agagaarka...

(Faahfaahin) Qaraxa ismiidaaminta ee ka dhacay Magaalada Dhuusomareeb

Ruux waxyaabaha qarxa jirkiisa kusoo xiray ayaa goordhaw isku qarxiyay maqaayad yar oo kuwa shaaha laga cabo ah oo kutaala magaalada Dhuuso Mareeb ee...

(War hada ah) Qarax ka dhacay Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb

Wararka goordhow naga soo gaaray Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax inta badan laga...

(Sawiro) Xasan Cali Kheyre oo Dhuusomareeb kula Kulmay Wafdi Ka Socda Wasaarada Difaaca Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ku qaabilay wafdi ka socda wasaaradda Gaashaandhigga dalka...

(Sawiro) Hoteelka lagu weeraray Kismaayo oo Sawiro dheeraad ah laga helay burburkiisa

Burbur aad u xoogan ayaa soo gaaray hotelka Cas-caseey ee magaalada Kismaayo oo shalay shalay illaa xalay uu ka socday weerar isugu jiray qarax...

Last News in English





Wararka ugu Akhriska badan

Loading…

Wararka Maanta ee Mudug24