Thursday, April 18, 2019



Wararka Maanta ee Mudug24




Wararka kale ee Maanta

Dhageyso Cali Geeddi ” Qaraxyada ismiidaaminta Wixii kasoo Hara Al-shabaab kama danbeeyaan”

Dhageyso Cali Geeddi '' Qaraxyada ismiidaaminta Wixii kasoo Hara Al-shabaab kama danbeeyaan'' Geedi ayaa sheegay in Qaraxyada ay Siyaasad ahaan yihin

Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur ” Shacabka Xaq ayay u leeyihiin in Dibad baxyo dhigtaan”

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa difaacay in dadka Muqdisho ay sameeyaan isku soo bax nabadeed oo ay ku muujinayaan dareenkooda, isagoo si kulul u...

Xog Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Nairobi Shir ku leh

Madaxda Maamul goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug ayaa shir ku leh magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyagoo wadajir ula kulmi doona Wakiilada Beesha Caalamka. Sida...

Ku dhawaad 28 Qof oo ku dhimatay Shil Bus oo ka Dhacay Portugal

Wararka laga helayo Dalka Purtugal ayaan sheegaya in Halkaasi uu ka dhacay Shil Bus kaasi oo sababay dhimashada dad badan oo saarnaa buska. Ku dhawaad...

Rag Hubeysan oo gaari watay oo Rasaas ku Furay Dad Shacab ah Magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan oo watay gaari nooca raaxada ah ayaa xiligii salaada maqrib ee caawa dad shacab ah ku laayey xaafada Kaabo Godey qeybta degmada...

Kooxda Shabaab oo sheegatay Masuuliyada Qarax ka dhacay Wadada Maka Almukarama ee Muqdisho

Al-Shabaab ayaa sheegtay iney ka dambeysay labo qarax oo maanta ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama oo ah jidka ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho. War Al-shabaab...

Cabsi ka jirta Banaan baxyo ka dhacaya Muqdisho iyo Ciidan Lagu soo daadiyay Wadooyinka

Hadalheynta in uu jiro Banaanbax ay abaabulayaan dadka Shacabka gaar ahaan Gaadiidka dadweynaha ayaa xoogeysatay Saacaddihii ugu dambeeyay, waxaana jira maalmihii lasoo dhaafay kacdoon...

Qarax Galabta ka dhacay Isgosyka Dabka oo Faahfaahin laga helayo + Sawiro

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey oo galabta ka dhacay wadada Maka Al- Mukarama ee Magaalada...

Taliyaha Nabad Sugida Galmudug oo ka badbaaday Qaraxa Muqdisho

Sida wararka mudug24 kala socteen ay sheegayaan Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay wadada Maka Almukarama kaasi oo gaari lagu xiray. Warar aan kasoo xiganay...

Faahfaahin Qaraxii ka dhacay Wadada Maka Almukarama ee Magaalada Muqdisho + Sawiro

Qarax Gaari hoosta looga soo xiray ayaa barqonimadii maanta ka dhacay laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho gaar ahaan afaafka hore ee Hotelka...

War Hada Ah Qarax ka dhacay Wadada Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho

Waxaa goordhaw qarax gaari lagu soo xiray uu ka dhaca laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho gaar ahaan afaafka hore ee Hoteelka Mubaarak...

Gaalkacyo Hooyada Dhashay Gabadhii dilka iyo Kufsiga loo geestay oo sheegtay in Wali Cadaalad sugeysa

Hooyada dhashay  Caa’isha Ilyaas Aadan oo ahayd gabar yar oo kufsi fool xun iyo dil loogu gaystay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegtay in wali sugayaan in...

Duqa Muqdisho Eng Yariisow oo ka hadlay Nin hubeysan oo Xalay lagu dilay Magaalada Muqdisho

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa uga mahadceliyey shacabka Caasimadda, gaar ahaan Degmada Warta-Nabadda sida ay gacanta...

Dhageyso Prof Shirwac ” Ceelal iyo Biyo Malahan Dhulka aan Wadooyinka u soo dhisnay badankooda”

Dhageyso Prof Shirwac '' Ceelal iyo Biyo Malahan Dhulka aan Wadooyinka u soo dhisnay badankooda'' Shirwac ayaa la hadlay jaaliyada Galmudug ee K/Africa

Akhriso Qodobada Maanta looga hadlayo Kulanka Barlamaanka Somaliya ee dhacaya

Maanta oo Arbaco ah taariikhduna ay ku beegan tahay 17/4/2019 ayaa lagu wadaa in Xildhibaannada Golaha Shacabka ay yeeshaan kulankoodii caadiga ahaa, iyaga oo...

Dhageyso Salaad Cali Jeelle ” Mucaraadka Waxay Abaabulayaan Banaan baxyo looga soo horjeedo Dowlada Somaliya”

Dhageyso Salaad Cali Jeelle '' Mucaraadka Waxay Abaabulayaan Banaan baxyo looga soo horjeedo Dowlada Somaliya'' Salaad ayaa Magacaabay Shaqsiyaadka wada arinkaasi

Nin Hubeysan oo Muqdisho lagu qabtay kadib Dagaal uu la galay Ciidanka Amaanka

Ciidamada amaanka ayaa  xaafada Cali Kamiin ee degmada Wardhiigley waxa ay ku qabteen nin hubeesan oo la sheegay in uu galay guri xaafadaasi kuyaala...

Götenborg Xabsi da’in lagu xukumay Nin Somali ah oo dilay Gabar Saaxiibtiis ah

Maxkamad ku taalla magaalada Gothenburg ee dalka Sweden ayaa xabsi daa’in ku xukuntay nin Soomaali ah oo dilay gabar uu Saaxib la ahaa sanadkii...

Midowga Yurub oo Ansixiyay Sharci Cusub oo internet-ka Online-ka ah

Wadamada ku mideysan Midowga Yurub ayaa Sanadihii u danbeeyay waday qorsho Cusub oo lagu Xakameenayo Shirkadaha internetka iyo sidoo kale Dadka caadiga ee isticmaala...

Boosaaso Ciidanka Puntland oo weeraray Hoyga Gashaanle Axmed Abshir Jaraale

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamo katirsan booliiska maamulka Puntland maanta weerar ku qaadeen guriga Sargaal katirsan...

Dhageyso Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ” Dowlada way ku Fashilantay Heshiiska Galmudug”

Dhageyso Madaxweyne ku xigeenka Galmudug '' Dowlada way ku Fashilantay Heshiiska Galmudug'' Carabey ayaa weerar afka ku qaaday Dowlada Somaliya iyo Fashilkeda

Daawo Faarax Macalin ” Shidaalka Somaliya waxaa diidan Sacuudiga, Imaaraatka iyo Qatar”

Daawo Faarax Macalin '' Shidaalka Somaliya waxaa diidan Sacuudiga, Imaaraatka iyo Qatar'' [youtube https://www.youtube.com/watch?v=jduDOtocbwU]

Banaan baxyo ka dhacay Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb oo looga soo horjeedo go’an dhawaan soo baxay

Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa Maanta banaanbax ka dhigay Gaadiidleyda ku nool Magaladaas kuwaas oo ka cabanaya qiimo koror lagu sameeyey...

Faahfaahin Askari ka tirsan Ciidanka oo Qof Shacab ah ku dilay Muqdisho

Askari ka tirsan ciidamada Amaanka Soomaaliya ayaa goor dhaw oo barqadii ah qof shacab ah ku dilay Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa...

Dhageyso Aabe Aweys ” Askarii dilay Wiilkeyga Madaxtooyadda ayaa la geeyey ”

Dhageyso Aabe Aweys '' Askarii dilay Wiilkeyga Madaxtooyadda ayaa la geeyey '' Aabe Aweys ayaa si toos ula hadlay Farmaajo iyo kheyre

Mareykanka oo war kasoo saaray Duqeyntii lagu dilay ku xigeenkii Daacish

Taliska ciidamada Maraykanka ee AFRICOM ayaa xaqiijiyay in diyaaradahooda dagaalku ay duqayn ku dileen ku-xigeenkii guddoomiyaha ururka Daacish ee ka dagaalama Buurlayda Gobolka Bari...

Donald Trump oo Sabab u noqday Xaalad Qatar ah oo soo Wajahday Ilhaan Omar

Ilhan Cumar oo ah mudane ka tirsan Aqalka Wakiillada ee Mareykanka, ayaa sheegtay in ay kordheen hanjabaadaha dilka ah ee loo soo dirayo. Ilhan waxay...

Doorashada Finland ka dhacday oo Cunsuriyiinta ka gaareen Guulo

Maalintii shalay aheyd waxaa dalka Finland ka dhacdey doorashadii baarlamaanka waxaana ay noqotey mid taariikhi ah. Baarlamaanka Finland waxa uu ka kooban yahay 200 oo...

Cabista Shiishada oo laga Mamnuucay Sweden Sharcigan Cusub oo bilaabanaya

Dalka Sweden ayaa hada laga cabaa shiishada ama Badeecada taasi oo loo furtay Xaruumo loogu tala galay in lagu cabo iyadoo dadka ugu badan...

Madaxweynaha Puntland iyo Shirkada DP World oo heshiis Cusub ka Gaaray Dekada Boosaaso + Sawiro

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay madaxda shirkadda DP-World oo uu hogaaminayey maamulaha shirkada Sultan Ahmed Bin Sulayem. Madaxweynaha ayaa...

Last News in English





Wararka ugu Akhriska badan

Loading…

Wararka maanta ee mudug24