Thursday, May 23, 2019



Wararka Maanta ee Mudug24




Wararka kale ee Maanta

Qarax labaad oo ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Faahfaahin laga helayo

Qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso ayaa maanta ka dhacay wadada xiriirisa Ex-Control Afgooye iyo xaafada Xoosh, waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro isugu jira...

War hada ah Qarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan oo inta badan jugtiisa laga maqlay magaalada Muqdisho uu ka dhacay agagaarka taalada Daljirka Dahsoon gaar ahaan bar...

Agaasimaha hay’adda socdaalka iyo jinsiyaddaha Soomaaliya oo ka hadlay go’anka Dowlada Kenya

Agaasimaha hay’adda socdaalka iyo jinsiyaddaha ee dowlada Soomaaliya G/sare Maxamed Aadan Koofi ayaa ka hadlay xiisada diblomaasiyadeed ee ka dhex socota dowladdaha Kenya iyo...

Sweden oo lagu xiray Hogaamiye Diimeed iyo Imaamyo Masaajid oo laga shakiyay.

sida ay qortay laanta Wararka ee TT waxaa xabsiga la dhigay ku dhawaad 5 Hogaamiyaal Diimeed kuwaasi oo lagu heesto arimo kala duwan. Sida warararka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya oo ka hadashey Masuuliyiinta Somaliya ee laga celiyay Nairobi

Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Monica Juma ayaa si oo jeesjees ku jiro uga jawaabtay su’aal ku saabsaneyd mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Somalia oo laga...

Dad lagu dilay Deegaanka Taaroge ee Galbeedka Gaalkacyo oo dagaal ka dhacay

Ugu Yaraan 2Qof Ayaa dhimatay 2kalana waa Ku dhaawacmeen Iska Hor imaad Maleeshiyaad Hubeysan Ku dhex maray Deegaanka Taaroge Galbeedka Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug. Isku...

Xog Muhiim ah Madaxweynaha Puntland oo Galmudug imaanaya lana Kulmaya Madaxweyne Xaaf

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo maalmahan ku sugnaa Magalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa Maanta dib ugu soo laabtay dalka,isaga oo gaaray Magalada...

Dowlada Somaliya oo aamusnaan ugu jawaabtay Ficilada Dowlada Kenya ay wado

Dowlada Kenya ayaa ku dhaqaaqeysa ficilo iyo talaabooyin ka careesiinaya dadka iyo dowlada Soomaaliya, mana jirto ilaa hada wax jawaab ah oo kasoo baxay...

Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Xaaf oo Gaalkacyo lagu soo dhaweeyay kana hadlay Kulanka Madaxweynaha Puntland

Madaxweyne Xaaf ayaa soo gaaray magaalada Gaalkacyo isagoo Safarkiisa kaga soo ambabaxaya caasimada Dalka Kenya ee Nairobi. Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug iyo Bulshada...

Madaxweyne Xaaf oo Gaalkacyo ku soo wajahan iyo Warar kala duwan oo Safarkiisa ah

Madaxweyne Xaaf ayaa lagu wada in uu soo gaaro magaalada Gaalkacyo isagoo Safarkiisa kaga soo ambabaxaya caasimada Dalka Kenya ee Nairobi. Wasiiro iyo Xildhibaano ka...

Dowlada Kenya oo fisaha u diiday Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlada Somaliya

Dowlada Kenya ayaa bilowday iney viisaha ama dalku galkeeda ka joojiso Wasiirada iyo xildhibaanada Baarlamanka Somalia ee dalkaas booqanaya. Labada dowladood ee kenya iyo Somalia...

Booliska Somaliya oo sheegay in ay qabteen Rag weeraray Saldhigto Ciidan

Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ay gacanta ku dhigeen rag bambaanooyin ku weeraray Saldhigyo Ciidamo ka tirsan Booliska...

Xildhibaanada Barlamaanka oo Ansixiyay Sharci Muhiim ah oo muran ka jiray

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulankoodii 16aad kal-fadhigiisa 5aad ku yeesheen Xaruntooda Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Kulanka Golaha ee...

Madaxweyne Xaaf oo helay taageerada iyo Kalsoonida Shacabka Galmudug

Khilaafka Xoogan oo u dhaxeeya Dowlada Somaliya iyo Galmudug ayaa noqday tiirka ugu weyn ee shacabka Galmudug ku dhinac istaageen Maamulka uu hogaamiyo Madaxweyne...

Mahad Abiib oo loo diiday Basaboorka Somaliga ee uu ku Safri lahaa

Sida uu sheegay Mahad Abiib oo ah Somali laga ceshtay Dhalashada Dalka Norway waxaa Muwaadinka loo diiday in la siiyo Basaboorka Dalka Somaliya si...

Sweden Xaafadaha ay daganyihiin Qaxootiga oo lagu kordhiyo lacagaha kirada kuryaha

Qaramada Midoobey ayaa warqad digniina ugu sheegtay hoggaanka magaalada Stockholm cawaaqibta ka imman karta marka guryaha degmooyinka laga iibiyo shirkado waaweyn taasoo keeneysa iney...

Gaalkacyo Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo kulamo gooni gooni ah ka wada

Madxaweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Magaalada Gaalkacyo kulan kula qaatay guddiga Amniga Gobolka Mudug. Kulanka oo ay kasoo qayb-galeen...

Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho oo sadex qof loo qabtay

Ciidanka Booliska ayaa gacanta ku dhigay  3 ruux oo lagu tuhmaayo in ay ku lug leeyihiin Qarax loo adeegsaday gaari Noah oo Caawa ka...

Wararkii ugu danbeeyay Qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho Caawa

Waxaa goordhaw labo qarax siyaabo kala duwan uga dhaceen Degmooyinka Xamar Weyne iyo Wadajir, waxaana qaraxyadan caawa khal khal iyo cabi badan ku abuureen...

Faahfaahin Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo wali ku suga Caasimada Nairobi

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ku sugan Caasimada Dalka Kenya halkaasi oo Madaxweynaha ka wado kulamo. Xaaf ayaa kulamo hoose la qaatay Madax...

Gaalkacyo oo lagu soo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Deni (sawiro)

MadaxweynahaDowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug. Wefdiga Madaxweynaha ayaa...

Muqdisho oo lagu rasaaseeyay gaari ay la socdeen arday

Gaari ay la socdeen koox arday ah ayaa rasaas lagu furay magaalada Muqdisho, iyadoo uu dhaawac ka soo gaaray dhowr ka mid ah ardayda. Falkan...

Gaalkacyo oo lagu daawacay Gudoonka Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare Axmed Jaamac (Qoodeeye)

Waxaa Gaalkacyo Ku dhaawacmay Caawa Gudoonka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha Iyo Tacliinta Sare Ee Galmudug Qeybta Gobolka Mudug Axmed Jaamac Aadan (Qoodeeye) Masuulkaan ka tirsan wasaaradda...

Wasiir Goodax ”Imtixaanada ka socda Deegaanada Puntland oo mid fashilmay”

Cabdullaahi Goodax Barre Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Jowhar ayaa sheegay in imtixaanka maanta ka bilowday degaanada maamulka Puntland uu fashilmay. “Imtixaan waa...

Axmed Madoobe oo Cabasho Dowlada ah u gudbiyay Dowlada Inagriiska (Sawiro)

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben...

Galmudug oo sheegtay in Madaxweyne Farmaajo uu maamul kale ka dhinac dhisayo Galmudug

Soomaaliya iyo maamul goboleedka Galmudug. Arrintan ayaa cirka isku sii shareertay markii uu dhawaan fashilmay shirkii ay madaxda Federaalka iyo maamul goboleedyada ku yeesheen magaalada...

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo Garabkiisa Cadaado oo ka gaabsaday Arimaha Galmudug ee taagan

Dhawaan waxaa magaalada Garoowe ku soo dhamaaday shir dhexmaray dowlada Somaliya iyo Madaxda Maamulada kaasi oo fashil ku soo dhamaaday. Shirkaasi iyo kulamo hore waxaanan...

Mareykanka iyo Iiraan oo looga baqayo in uu dagaal dhexmaro

Madaxa Guddiga Amniga Qraanka iyo Siyaasadda Dibedda ee dalka Iiraan, Hashmatullaahi Falaxaat Bihse ayaa ugu baaqay Dowladaha Maraykanka iyo Iitaan inay wada-xaajood ku yeeshaan...

Magaca Wiil dhalinyaro ah oo Xalay lagu dilay Magaalada Muqdisho

Kooxo ku Hubeysnaa Bastoolado ayaa xalay  Wiil Dhalinayara ah oo lagu Magacaabo Cabdicasiis Cabdullaahi Maxamed waxa ay ku dileen degmada Karaan ee Gobolka Banaadir. Dilka...

Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Xaaf ee Nairobi uu kaga jawaabay Hadalkii Farmaajo kasoo yeeray

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo caawa ka hadlayay magaalada Nairobi ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo ay weydiisteen inuu hub siiyo Galmudug, balse...

Last News in English





Wararka ugu Akhriska badan

Loading…

Wararka Maanta ee Mudug24