Monday, April 22, 2019



Wararka Maanta ee Mudug24




Wararka kale ee Maanta

Itoobiya ” Ma dhici karto sabab aan badla’an u noqono”

Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horreysay Shaacisay in ciidamadeeda badda ee burburay 1990-yadii ay 27 sano kaddib dib u soo celineyso dhawaanna shaqadooda billaabayaan. Maalmihii...

Xog Qodobka ugu muhiimsan ee Madaxda Maamul Goboleedyada kala hadlayaan Beesha Caalamka

Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya waxaa ku sugan qaar kamid ah Madaxda maamul goboleedyada dalka ka jira, Madaxdan ayaana kulamo kala duwan la...

Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo kulan la qaaday Safiirka Midowga Yurub ee Somaliya

Maxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta Magalada Nairobi ee dalka Kenya kula kulmay safiirka Midawga Yurub u qaabilsan Somaliya, Fulgencio...

Faahfaahin Hubka Ciidanka Galmudug ka gubtay maanta ee ku keedsanaa Baqaar ku yaalla Degmada Docol

Warar dheerad ah ayaa kasoo baxaya dab khasaaro geystay oo Maanta ka kacay Bakhaar lagu keydiyo hubka oo ay leeyihiin ciidamada Galmudug kaas oo...

Dhageyso Xasan Kheyre ” Dowlada awood uma adeegsan Mucaaadka kasoo horjeeda fakarkeena”

Dhageyso Xasan Kheyre '' Dowlada awood uma adeegsan Mucaaadka kasoo horjeeda fakarkeena'' Sidoo kale ayuu ka hadlay arinta Shacabka Somaliyed

Galmudug Hub baqaar ugu jiray Ciidanka Galmudug oo saaka gubtay

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay uu gubtay bakhaar ku dhax yaalay saldhig ay leeyihiin ciidamada maamul...

Dhageyso Wasiir Goodax Bare oo markale ku adkeesanaya go’ankiisa imtixaanka Puntland

Dhageyso Wasiir Gooda Bare oo markale ku adkeesanaya go'ankiisa imtixaanka Puntland. Wasiirka ayaa ka hadlay sida uu xalka u arko

Madaxweynihii hore ee Suudaan Hoygiisa oo laga helay boorsooyin lacago ah

Xeer ilaalinta dalka Sudan ayaa bilowday baaritaan uu ku sameynayo Madaxweynaha xilka laga tuuray Cumar Xasan Al-Bashiir, kaasoo loo haysto eedeymo ah inuu si...

Barlamaanka Midowga Yurub oo Ansixiyay Sharci Cusub oo Qaxootiga lagu Xakameenayo

Barlamaanka Midowga Yurub ayaa Ansixiyay Sharci Cusub kaasi oo lagu Xakameenayo Qaxootiga Sida Sharci darada ku imaanaya Wadamada xubinta ka ah Midowga Yurub. Sharciga ayaa...

Dowlada Somaliya oo soo saartay Jadwalka imtixaanka Dugsiyada sare Akhriso

Qoraal caawa ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay Jadwalka Imtixaanka dugsiyadda Sare ee dalka. Imtixaanka...

Galmudug oo qabatay Gaari Xamuul ah oo Hub Siday kuna sugnaa Magaalada

Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidanka Ammaanka Galmudug ay gacanta ku dhigeen Gaadiid Xamuul ah...

Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo Nairobi kula kulamay Safiirka UK ee Somaliya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle oo safar howleed ku jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa la kulmay safiirka dowladda Uk u...

Rag Gaalkacyo ku kufsaday kuna Dilay Caaisho ilyaas oo Maxkamada Garoowe loo wareejiyay

Maamulka Puntland ayaa magaalada Garowe  gaarsiiyay shan Nin oo loo heysto kiiskii kufsiga iyo dilka ahaa ee loo geystay  Caa’isha Ilyaas Aadan oo aheyd...

Booliska Mareykanka oo qabtay nin u hanjabay Ilhaan Omar

Ciidanka Booliiska dalka Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in ay gacanta ku dhigeen nin ka mid ah Koox Ilhaan Cumar ugu hanjabtay in ay dili...

War hada ah Gudoomiyihii hore ee Barlamaanka Puntland oo geeriyooday

Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland waxaa Saaka ku geeriyooday Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo si weyn looga yaqaanay degaanada maamulka Puntland. Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa...

Ciidanka Amaanka Turkiga oo Xabsiga dhigay labo Qof oo u dhashay Dowlada Imaaraatka

Howlgal ciidamada amaanka dowlada Turkiga ka sameeyeen magaalada Istanbuul ayaa lagu soo qabtay labo ruux oo la tuhmayo in ay basaas u ahaayeen dowlada...

Xog laga helayo Dhambaal Sacuudiga uu soo gaarsiiyay Madaxweyne Farmaajo + Sawiro

Waxaa shalay magaalada Muqdisho booqasho ku yimid Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sacuudiga u qaabilsan Arrimaha Afrika Axmed Kattan, waxaana wasiirka kulan kula qaatay Madaxweyne...

Dhageyso Khudbadii Farmaajo ee booqashadiisa oo Sheegay goobta lagu soo diyaariyo Qaraxyada Muqdisho iyo Ciidan uu balanqaaday

Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo oo Sheegay goobta lagu soo diyaariyo Qaraxyada Muqdisho isagoo balanqaaday Ciidan dheeraad ah. Farmajo ayaa ciidanka ka codsaay in faruumaha aysan...

Waa imisa Madaxda Maamul Goboleedyada ee ka qeyb galaya Shirka Nairobi ee Beesha Caalamka

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Dalka Nairobi waxaa halkaasi ku kulmaya madaxda Maamulada Dalka Somaliya iyo Beesha Caalamka. Shirka ayaa diirada lagu saaraya soo...

Dhageyso Wasiir ka tirsan Dowlada oo digniin u jeediyay dadka baraha Bulshada isticmaala.

Dhageyso Wasiir ka tirsan Dowlada oo digniin u jeediyay dadka baraha Bulshada isticmaala. Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaariinta iyo Tiknolojiyada Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan ayaa...

Madaxweyne Farmaajo oo booqday Deegaano dhawaan lagala wareegay kooxda Shabaab

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ay wehliyaan masuuliyiin iyo saraakiil ciidan ayaa maanta kormeer kedis ah ku tagay deegaanka Sabiib oo kuyaala duleedka degmada Afgooye...

Sweden oo Hakisay dib u celinta Qaxootiga ka yimid mid kamid ah Wadamada Africa

Hay’ada laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in ay joojisay dib u celinta Qaxootiga ka yimid Dalka Suudaan...

Laanta Socdaalka Norway ee UDI oo lagu eedeeyay Dacwad la xiriirta Jabinta Codsiga deganaanshaha

Waaxda ka socodka ee EFTA ayaa rumaysan in Norway waqti dheer ku qaadato ka shaqaynta kiisaska degannaanshaha. Sida uu tebiyey NRK hay’adda EFTA ayaa Norway ka sugaysa...

Ogeysiis Fanaanada Fartuun Birimo oo Show ku Qanabeysa Caasimada Stockholm ee Sweden

Fanaanada Fartuun Axmed Sahal ( Fartuun Birimo ) ayaa Show ku qabaneysa Caasimada Stockholm ee Sweden Showgaasi oo dhacaya 26 bisha sida ay sheegeen...

Dhageyso Wasiirka Amniga oo ka hadlay wararka baraha Bulshada lagu baahiyay ee Banaan baxyada Muqdisho

Dhageyso Wasiirka Amniga oo ka hadlay wararka baraha Bulshada lagu baahiyay ee Banaan baxyada Muqdisho. Dhageyso wasiirka amniga maxamed islow

War hada Ah Madaxweyne Farmaajo oo Safar Deg Deg ah ugu ambabaxay Dalka dibadiisa

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoofay dalka Boqortooyada Sacuudiga. Safarka Madaxweyne Farmaajo oo ahaa mid deg deg ah...

Dhageyso Jeneral Koronto ” Salaad Cali Jeelle iyo Cali Mahad Geedi ma matalaan Shacabka Muqdisho

Dhageyso Jeneral Koronto '' Salaad Cali Jeelle iyo Cali Mahad Geedi ma matalaan Shacabka Muqdisho Generaalka ayaa ka hadlay fashilka Dowlada heesta.

Dhageyso Sababta keentay in uu baaqdo Shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo ee maanta dhacayay

Dhageyso Sababta keentay in uu baaqdo Shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo ee maanta dhacayay. Siyaasi Maxamed Geeddi ayaa ka hadlay Sababtaasi.

Akhriso Saddex Heshiis oo kala Saxiixdeen Dowlada Somaliya iyo Masar + Sawiro

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta oo Khamiis ah kula kulmay Magaalada Qaahira dhiggiisa Masar Mudane Sameh...

Kulanka Golaha Wasiirada Somaliya oo lagu Ansixiyay Sharci Cusub + Sawiro

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo lagu ansixiyay Sharciga Jaan-goynta iyo Tayo-dhowrka Soomaaliyeed. Golaha ayaa cod...

Last News in English





Wararka ugu Akhriska badan

Loading…

Wararka maanta ee mudug24