Tuesday, August 20, 2019

Wararka Maanta ee Mudug24

(Sawiro) Dowlada Somaliya oo sheegtay Hawlgal ay ka fulineyso Deegaanada Galmudug

Wasiirka amniga gudaha XFS mudane Maxamed Abuukar Islaaw oo uu wehliyo wasiirka arrimaha gudaha, dib-u-heshiisiinta iyo federaalka, ayaa duleedka magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay...




(Sawiro) Dowlada Qatar oo si rasmi ah ugu dhawaaqday Dhismaha Dekada Hobyo

Wafdi culus oo ka socday dowladda Qatar ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, halkaasi oo ay kulan kula yeesheen ra’iisul wasaare...

(Dhageyso) Gudiga Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo ka hadlay Caqabadaha heesta shirka

Guddiga dib u heshisiinta maamulka Galmudug ayaa wadda dadaallo kala duwan oo lagu doonaayo in lagu furo Shirka dib u heshiisiinta maamulka Galmudug oo...

Germalka oo Dib u Celinaya Qaxootiga qaar ee Fasaxa ku taga Dalalkooda

Dalka Germalka oo kamid ah Wadamada ugu weyn ee Qaxootiga ugu badan qaabilay ayaa bilaabay Qorsho uu kula xisabtamayo Qaxootiga Sharciga heesta ee Suuriyaanka...



Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka horyimid gudi uu magacaabay Madaxweyne Deni

Waxaa soo banaan baxay khilaaf xoogan oo u dhaxeeya Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni iyo kuxigeenkiisa Axmed Cilmi Csmaan (Karaash) , labada masuul ayaana...

Kabul 63 Qof oo Ku dhimatay Goob Xaflad ka socotay

Qarax ayaa ka dhacay magaalada Kabul ee caasimada Afghanistaan kaasoo lala beegsaday goob ay ka socotay xaflad aroos. Goobjoogayaal ah ayaa sheegay in qof isku...

Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo Weerar ku qaaday Shirkad Shidaal oo Sacuudiga ku taalla

Kooxda Xuutiyiinta shiicada ah ee dalka Yemen oo ay taageerto Iran ayaa Weerar loo adeegsaday dayuuradaha aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaan Drone ku...

(Akhriso) Kooxda Shabaab oo baahisay Magacyada iyo Qabiilka Ragii isku Qarxiyay Aw-dheegle

Idaacadda Andalus ee ku hadasha codka kooxda Al-shabaab ayaa baahisay wareysi ku saabsan weerarkii maalmo ka hor ka dhacay saldhigga ciidamada dowladda ee degmada...

Faahfaahin Ciidanka Danab oo Hawlgal Culus ka sameeyay Deegaanka Camaara ee Gobolka Mudug

Ciidanka Kumandoska Somalia ee Danab ayaa saaka hawlgal qorshaysan ka wada deegaanka Camaara oo 85-km woqooyi galbeed ka xiga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Saaka...

(War deg deg ah) Ciidamo hubaysan Ayaa saakay Sadex Qof ka afduubtay Magaalada Camaara ee Gobolka Mudug.

Ciidamo hubaysan Ayaa saakay Sadex Qof ka afduubtay Magaalada Camaara ee Gobolka Mudug. Qaar kamida dadka deegaanka ayaa noo sheegay in ciidamadu ay ka yimaaden...

Gudiga dib u heshiisiinta Galmudug oo ka hadlay Rasaas laga maqlay Xaruunta Shirka lagu qabanayo

Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa sheegay in shaqaaqadii ka dhacday magaalada Dhuusamareeb aysan xariir la laheyn shirka lagu qabanayo magaalada ee loogu diyaar...

Rasaas laga maqlay Xaruunta Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusomareeb

Tacshiirad xoogan ayaa laga maqlay fiidnimadii caawa magaalada Dhuusamareeb gaar ahaan goobta lagu qabanayo shirka dib u heshiisiinta Galmudug ee dhowaan ka furmaya magaaladaas. Daryanka...

(Sawiro) Ugaaska Beesha Murursade iyo ergooyin kale oo gaaray Caasimada Dhuusomareeb

Wafdi uu horkacayo Ugaaska beesha Murusade Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade oo saaka ka dhoofay Muqdisho ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka...

Puntland oo war kasoo saartay Gudoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Maamulka Jubbaland

Maamulka Puntland ayaa hambalyo u diray  Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Labaad ee Jubbaland ee maanta lagu doortay Magaalada Kismaayo. War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtoyadda Puntland...

(Akhriso) Dowlada Somaliya oo war kasoo saartay Gudoomiyaha Barlamaanka Jubbaland ee la doortay

War qoraal ah oo goordhaw kasoo baxay Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa lagu sheegay in aysan dowladu aqoonsan doonin natiijo walbo oo kasoo...

Dhuusomareeb Wafuud ka qeyb galeysa Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo maanta imaaneysa Magaalada

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta waxaa lagu wadaa inay gaaraan Ergada ka qeyb galeysa Shirka dib u heshiisiinta Galmudug,kaasi oo...

(Sawiro) Gudoomiyaha Barlamaanka Jubbaland oo la doortay goor dhow

Xildhibaanada Baarlamanka Jubbaland ayaa goor dhow doortay Gudoomiye cusub oo hogaamin doona afarta sano ee soo socota ka dib codbixin ka dhacday Magaalada Muqdisho. Doorashada...

(Sawiro) Odayaasha iyo Siyaasiyiinta Shirka Hobyo oo booqday Dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo Dekada Hobyo

Siyaasiyiinta iyo Odayaasha ku sugan Shirka Hobyo ayaa booqday goobta ay ka socoto dhismaha wadada Gaalkacyo iyo Hobyo. Odayaasha ayaa booqashadooda kadib waxay balan qaadeen...

Faahfaahin laga helayo Labo Qarax oo ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Cida lala eegtay

Labo qarax oo isxigay ayaa goor dhow ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Dayniile ee gobolka Banaadir sida ay sheegayaan wararka naga soo...

Last News in English





Wararka ugu Akhriska badan

Loading…

Wararka Maanta ee Mudug24