Friday, April 19, 2019



Wararka Maanta ee Mudug24




Wararka kale ee Maanta

Xabsi lagu Xukumay Nin Xaaskiisa Walaasheed ku keenay Xaas ahaan Wadanka Norway

Bilowgii bishan ayey maxkamadda Fredrikstad gashay kiis adag oo la xiriiray arrimo faracyo leh. Kiiskaan oo ku saabsanaa nin iyo haweenay isqabay oo haysta...

Madaxweynaha Dalka Iiraan oo Wadamada Carabta ugu baaqay in Yahuuda iska dhiciyaan

Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa dalalka Bariga Dhexe ugu baaqay inay iska caabiyaan sahnuuniyadda, isaga oo weerar ku qaaday Israel. Rouhani oo ka hadlayey munaasabadda...

Qoyska Madaxweynihii hore ee Suudaan Cumar Al-bashiir oo Xabsiga la dhigay

Militariga Suudaan ayaa sheegay inay xabsiga u taxaabeen labo qof oo la dhashay madaxweynihii xukunka laga tuuray ee Cumar Al Bashiir. Afhayeen u hadlay militariga...

Akhriso Sababta keentay in uu Fashilmo Banaan baxa laga cabsi qabay in uu ruxo Muqdisho

Waxaa maanta fashilmay banaan bax la hadal hayay in uu ka dhaco magaalada Muqdisho, banaan baxan ayaana la tuhmayay in daaha gadaashiisa ka abaabulayaan ...

Dhageyso Khudbadii Xasan Kheyre uu ka jeediyay Xaflada Tababarka loo soo xiray Ciidanka lagu soo tabaray Turkiga

Dhageyso Khudbadii Xasan Kheyre uu ka jeediyay Tababarka loo soo xiray Ciidanka lagu soo tabaray Turkiga. Xasan Kheyre ayaa ka hadlay khorshaha Xukuumada ay wado

Raisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo Tabarar u soo Xiray Ciidan Turkiga lagu soo tabaray + Sawiro

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta tababar usoo xiray ururka Gorgor oo qayb ka ah ciidanka Kumaandoosta ee DANAB. Ururka...

Maxaa keenay in Dowlada ku Fashilmato Cadaadiska ay saartay Maamul Goboleedyada Somaliya

Sida Muuqato Madaxda Maamulada ayaa ku shirsan Dalka kenya halkaasi oo kula kulmayaan Madax ka socoto Qaramada midoobe iyadoo qodobada ugu muhiimsan ee kulamada...

Abiy Axmed oo Magacaabay Wasiiro uu ku jiro Madaxweynaha Maamulka Oromada iyo Xubno kale

Ra’isul Wasaaraha Dowlada Itoobiya Abiy Axmed ayaa magacaabay Sadex Wasiir oo kamid noqonaya Xukuumadiisa cusub, waxa uuna xilal Wasiiro u magacaabay Siyaasiyiin caan ka...

Jaaliyada Galmudug ee Koonfur Africa oo Lacag ugu deeqay Dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo Hobyo + Sawiro

Gudoomiyaha Gudiga Gob Prof Cabdikaadir Shirwac ayaa kulan la qaatay jaaliyada Galmudug ee Koonfur Africa kuwaasi oo looga hadlay sida Jaaliyada uga qeyb qaadan...

Dowlada oo maanta Qarash Xoogan ku bixisay Joojinta Banaan baxyada dhici lahaa

Waxaa magaalada Muqdisho laga dareemayaa cabsi la xariirta in ay ka dhacaan banaan baxyo rabshada wata oo looga soo horjeedo xaalada amaan daro ee...

Dhageyso Booliska Somaliya oo ka digay Dibad baxyo ka dhaca Muqdisho ee la qaban qaabinayo

Dhageyso Booliska Somaliya oo ka digay Dibad baxyo ka dhaca Muqdisho ee la qaban qaabinayo Booliska ayaa ka hadlay hanti lagu burburiyay dibad baxyada

Xog Muhiim Ah Qaramada Midoobe oo soo Celineysa Xiriirka Maamul Goboleedyada iyo Dhaqaalaha ay siiso

Qaramada Midoobe ayaa soo celineyso Xiriirka Xumaaday ee kala dhaxeeyay Madaxda Maamulada Somaliya iyo Cilaaqaadka toos ka ahaa ee kala dhaxeeyay Madaxdaasi. Wararka lagu kalsoonaan...

Xaalada u danbeesay ee Muqdisho oo laga cabsi qabo in Banaan baxyo ka dhacaan iyo Ciidamo Amaanka sugaya

Waxaa maanta laga cahsi qabaa in magaalada Muqdisho ka dhacaan banaan baxyo rabshada wata oo looga soo horjeedo dowlada federaalka, waxaana abaabulka banaanbaxan uu...

Dhageyso Cali Geeddi ” Qaraxyada ismiidaaminta Wixii kasoo Hara Al-shabaab kama danbeeyaan”

Dhageyso Cali Geeddi '' Qaraxyada ismiidaaminta Wixii kasoo Hara Al-shabaab kama danbeeyaan'' Geedi ayaa sheegay in Qaraxyada ay Siyaasad ahaan yihin

Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur ” Shacabka Xaq ayay u leeyihiin in Dibad baxyo dhigtaan”

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa difaacay in dadka Muqdisho ay sameeyaan isku soo bax nabadeed oo ay ku muujinayaan dareenkooda, isagoo si kulul u...

Xog Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Nairobi Shir ku leh

Madaxda Maamul goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug ayaa shir ku leh magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyagoo wadajir ula kulmi doona Wakiilada Beesha Caalamka. Sida...

Ku dhawaad 28 Qof oo ku dhimatay Shil Bus oo ka Dhacay Portugal

Wararka laga helayo Dalka Purtugal ayaan sheegaya in Halkaasi uu ka dhacay Shil Bus kaasi oo sababay dhimashada dad badan oo saarnaa buska. Ku dhawaad...

Rag Hubeysan oo gaari watay oo Rasaas ku Furay Dad Shacab ah Magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan oo watay gaari nooca raaxada ah ayaa xiligii salaada maqrib ee caawa dad shacab ah ku laayey xaafada Kaabo Godey qeybta degmada...

Kooxda Shabaab oo sheegatay Masuuliyada Qarax ka dhacay Wadada Maka Almukarama ee Muqdisho

Al-Shabaab ayaa sheegtay iney ka dambeysay labo qarax oo maanta ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama oo ah jidka ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho. War Al-shabaab...

Cabsi ka jirta Banaan baxyo ka dhacaya Muqdisho iyo Ciidan Lagu soo daadiyay Wadooyinka

Hadalheynta in uu jiro Banaanbax ay abaabulayaan dadka Shacabka gaar ahaan Gaadiidka dadweynaha ayaa xoogeysatay Saacaddihii ugu dambeeyay, waxaana jira maalmihii lasoo dhaafay kacdoon...

Qarax Galabta ka dhacay Isgosyka Dabka oo Faahfaahin laga helayo + Sawiro

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey oo galabta ka dhacay wadada Maka Al- Mukarama ee Magaalada...

Taliyaha Nabad Sugida Galmudug oo ka badbaaday Qaraxa Muqdisho

Sida wararka mudug24 kala socteen ay sheegayaan Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay wadada Maka Almukarama kaasi oo gaari lagu xiray. Warar aan kasoo xiganay...

Faahfaahin Qaraxii ka dhacay Wadada Maka Almukarama ee Magaalada Muqdisho + Sawiro

Qarax Gaari hoosta looga soo xiray ayaa barqonimadii maanta ka dhacay laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho gaar ahaan afaafka hore ee Hotelka...

War Hada Ah Qarax ka dhacay Wadada Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho

Waxaa goordhaw qarax gaari lagu soo xiray uu ka dhaca laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho gaar ahaan afaafka hore ee Hoteelka Mubaarak...

Gaalkacyo Hooyada Dhashay Gabadhii dilka iyo Kufsiga loo geestay oo sheegtay in Wali Cadaalad sugeysa

Hooyada dhashay  Caa’isha Ilyaas Aadan oo ahayd gabar yar oo kufsi fool xun iyo dil loogu gaystay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegtay in wali sugayaan in...

Duqa Muqdisho Eng Yariisow oo ka hadlay Nin hubeysan oo Xalay lagu dilay Magaalada Muqdisho

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa uga mahadceliyey shacabka Caasimadda, gaar ahaan Degmada Warta-Nabadda sida ay gacanta...

Dhageyso Prof Shirwac ” Ceelal iyo Biyo Malahan Dhulka aan Wadooyinka u soo dhisnay badankooda”

Dhageyso Prof Shirwac '' Ceelal iyo Biyo Malahan Dhulka aan Wadooyinka u soo dhisnay badankooda'' Shirwac ayaa la hadlay jaaliyada Galmudug ee K/Africa

Akhriso Qodobada Maanta looga hadlayo Kulanka Barlamaanka Somaliya ee dhacaya

Maanta oo Arbaco ah taariikhduna ay ku beegan tahay 17/4/2019 ayaa lagu wadaa in Xildhibaannada Golaha Shacabka ay yeeshaan kulankoodii caadiga ahaa, iyaga oo...

Dhageyso Salaad Cali Jeelle ” Mucaraadka Waxay Abaabulayaan Banaan baxyo looga soo horjeedo Dowlada Somaliya”

Dhageyso Salaad Cali Jeelle '' Mucaraadka Waxay Abaabulayaan Banaan baxyo looga soo horjeedo Dowlada Somaliya'' Salaad ayaa Magacaabay Shaqsiyaadka wada arinkaasi

Nin Hubeysan oo Muqdisho lagu qabtay kadib Dagaal uu la galay Ciidanka Amaanka

Ciidamada amaanka ayaa  xaafada Cali Kamiin ee degmada Wardhiigley waxa ay ku qabteen nin hubeesan oo la sheegay in uu galay guri xaafadaasi kuyaala...

Last News in English





Wararka ugu Akhriska badan

Loading…

Wararka maanta ee mudug24