Home Wararka Maanta Wariye Jamaal cusmaan oo Shaaciyay in Muqdisho laga Masaafuriyay

Wariye Jamaal cusmaan oo Shaaciyay in Muqdisho laga Masaafuriyay

0

Weriyaha caanka ah ee Chanel 4 Jamaal Muxumed oo nabad ku tagay xaruntiisa Landon ,ayaa boggiisa Facebook ku qoray in laga tarxiilay Muqdisho ,loona diiday in uu gudaha u galo caasimadda.

Dowladda Madaxweyne Xasan Sheikh oo hadda muddo yar jirta ayaa noqotay dowladdii ugu horeysay oo muwaadin Soomaaliyeed ah u tarxiisha Landon.

Keliya Bishan, hay’addaha waaweyn ee u dooda xuquuqda Aadanaha iyo saxaafadda ayaa soo bandhigay walaac weyn oo ay ka qabaan caburinta dowladda madaxweyne Hassan Sheikh ay ku heyso xorriyadda saxaafadda Soomaaliya.

 

Ad
Previous articleIskuulada oo la Xiray, Basaska qaar oo la joojiyay Qeybo kamid ah Dalka Sweden
Next articleNabaddoon Xirsi Cali Diirshe oo Muqdisho lagu Dilay iyo Alshabaab oo war kasoo saartay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here