Home Wararka Somaliya Dhageyso Faah Faahinta Qaraxii lala Eegtay Taliyaha Boliiska Gobalka Banaadir

Dhageyso Faah Faahinta Qaraxii lala Eegtay Taliyaha Boliiska Gobalka Banaadir

0

Taliyaha Boliiska Gobalka Banaadir Farxaan Maxamuud Qaroole ayaa ka badbaaday Qarax ismiidaamin ahaa oo ka dhacay inta u dhaxaysa isbitaalada Banaadir iyo Madiina ee Muqdisho.

Qaraxa ayaa ahaa gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa waxaana lala eegtay gaariga Taliyaha in kastoo uu ka badbaaday Hadana waxaa Qasaare soo gaaray ilaaladiisa.

ilaa 10 ruux oo shacab u badan ayaa ku dhintay qaraxa waxaana dhaawacu uu ku dhawyahay 20 ruux.

Goobaha caafimaadka ee Muqdisho ayaana la gaarsiiyay Dhaawacyada dadkii Qaraxa wax ku noqday.

Halkaan ka dhageyso codka Afhayeenka Boliiska iyo Goobjoogayaal

Ad
Previous articleTaliyaha Boliiska Gobalka Banaadir Farxaan Qaroole oo Qarax ka badbaaday
Next articleTaarikada Gaadiidka Galmudug oo Maanta xariga Laga jaray (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here