Home Wararka Maanta Dhageyso Taliska Qeybta 27-aad oo qaaday dhamaan isbaarooyin la dhigay Gobalka Sh/dhaxe

Dhageyso Taliska Qeybta 27-aad oo qaaday dhamaan isbaarooyin la dhigay Gobalka Sh/dhaxe

0

iyadoo Mudooyinkii la soo dhaafay ay jireen Cabasho ay qabeen dadka ku safra wadada Marta dhanka Xeebta ah ee Gobalka Sh/dhaxe ayaa Cabashada Shacabka ka soo yeertay waxaa ka jawaabay Taliyaha Qeybta 27-aad ee Milateriga Soomaaliya.

Howlgal Maalmo qaatay oo Taliyaha iyo Saraakiil la socday ay ka fuliyeen inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Cadale ayaa waxaa Taliyaha Ku wehlinayay Gudoomiyaha Gobalka Sh/dhaxe Axmed Mayre makaraan iyo Gudoomiyaasha Degmooyinka Balcad, warsheekh iyo Cadale.

waxaa dhamaan la bur buriyay Goobihii lagu qaadi jiray Lacagaha sharci darada ahaa waxaana Goob kasta la dhigay Ciidamo ka Tirsan Milateriga Soomaaliya gaar ahaan qeybta 27aad.

Halkan ka dhageyso Codka Gen, Axmed Tareedisho

 

Ad
Previous articleCiidamo Gadoodsan oo xalay la wareegay Qeybo ka mid ah Galgaduud
Next articleWararka ugu danbeeyay Ciidanka Ahlu-suna ee maanta la wareegay Deegaanada Cusub

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here