Home Wararka Maanta Nabadoon Amiir Jamac Maxamed Mire oo lagu Dilay Laasaacanood

Nabadoon Amiir Jamac Maxamed Mire oo lagu Dilay Laasaacanood

0

Ciidamada Soomaalilad ayaa Tan iyo Waabirigaa Saakay Gudaha Magaalada Laasacaabood ku Garaacaya Madaafiic Culus Taas oo Dhalisa Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawaca ah.

Dadka Ku Geeriyooday Waxaa ka mid ah Amiir Jamac Maxamed Mire, oo kamid ahaa waxgaradka Laascaanood ayaa ka mid noqday dad shacab ah oo kugeeriyooday mardhaw duqaynta ciidamada Somaliland kuhayaan magaaladan.

Waxgaradka ugu saameynta badan ee deegaanada SSC ayuu kamid ahaa Waana nabadoonkiibugu Horeeyey oo ku Geeriyooda Dagaalada Mudada Dheer kasocda Magaalada Laasacaanood.

 

Ad
Previous articleWasiir reer Finland ah oo Soomaalida ku tilmaamay in ay ‘geed xun yihiin’
Next articleCiidamada Dowlada oo Fashiliyay Weerar Culus oo Alshabaab Damacsanaayeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here