Home Wararka Maanta Wararkii Ugu Danbeeyey Dr Axmad Xassan iyo Macalin Liibaan oo Xalay...

Wararkii Ugu Danbeeyey Dr Axmad Xassan iyo Macalin Liibaan oo Xalay Lagu Dilay Duleedka Dhuusamareeb(Sawiro)

0

Dr Axmad Xassan Cismaan iyo Macalin Liibaan Xassan Cismaan oo ahaa Macalin Dugsi Quraan ayaa xalay habeen barkii lugu dilay duleedka Tuulada Ilix ee dhacda koofurta deegaanka Ceeldheere oo 30KM uga beegan Koonfurta Caasimada Galmudug.

Dhaqtarka ayaa deegaanka u tagay booqasho qoyskiisa ah waxa uuna ka hawl gali jiray xarun ilkaha oo kutaala Caasumada Galmudug.

Labadaan wiil ee loo Dilay aanada Qabilka ayaa Kasoo jeeda Beesha Ceyr Gaar ahaan  Ayaanle.

Deegaanka Ilix ayaa waxaa horay uga jiray muran u dhaxeeya beesha cayr Yabadhaale iyo Ayaanle.

Waxaana Dilkaaan la Sheegay inay Ma Danbeeyeen Beesha Yabadhaale oo Horay Beesha Ayaanle Cayr Dad uga Dileen.

Beesha Cayr ayaana Bilihii Danbe Waxaa ka Dhex Qarxay Dagaal ku Salaysan aano Qabiil kaaso oo ay isaga Dileen Dad Badan.

Ad
Previous articleMaalgashiga Dekada Hobyo oo Xalay Laga Daahfuray Magaalada Hobyo iyo Madaxda Galmudug oo isugu Tagay(Sawiro)
Next articleMadaxweynaha DR Congo oo Hanjabaad Culus Hawada U mariyay Madaxweynaha Dalka Ruwanda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here